Som post

Som post social media agent
(1)

09/07/2026

WAR DEG DEG AH OO HADA SOO DHACAY

DEGDEG:  XASAN SHEEKH OO JARMALKA LOO QAADAYMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la sheegay in xaaladdiisa caafimaad ay...
09/07/2026

DEGDEG: XASAN SHEEKH OO JARMALKA LOO QAADAY

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la sheegay in xaaladdiisa caafimaad ay ka dartay , kadib markii uu jirkiisa bararay. Wararka ayaa sheegaya in loo qaaday isbitaal ku yaalla München, Jarmalka, halkaas oo baaritaanno caafimaad lagu samaynayo laguna Dabiibayo

🤲 Alle ha u sahlo, caafimaad degdeg ahna ha siiyo

“Nasiib wanaag, Isra**l oo Somaliland aqoonsatay waa dal maanta dunidu nacday. Waxaa inoo darnaan lahayd haddii Somalila...
09/07/2026

“Nasiib wanaag, Isra**l oo Somaliland aqoonsatay waa dal maanta dunidu nacday. Waxaa inoo darnaan lahayd haddii Somaliland ay aqoonsan lahaayeen dalal kale oo adduunku ixtiraam u hayo

— Axmed Ciise Cawad, Wasiirkii h**e ee Arrimaha Dibadda Soomaaliya

Isr**l oo muwadiniinteda uga digtay inay u safraan somaliland
09/06/2026

Isr**l oo muwadiniinteda uga digtay inay u safraan somaliland

09/05/2026

XIISAD CUSUB OO U DHAXAYSA MARAYKANKA & IRAN

09/05/2026

KANI WAA KAR BAASH XALAAL AH

09/05/2026

TURKIGU WAA GUMAYSTAHA QARSOON EE SOMALIA 🇹🇷🇸🇴

09/04/2026

WARKII H**E WAR SOO DHAAF

09/04/2026

AFRICA OO LASAMEEYAY KHARIIRAD CUSUB

09/03/2026

WAR DEG DEG AH

Address

Lange Kongostraat 43
Apple Valley, MN
2060

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Som post posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Som post:

Shortcuts

Share