Mohamed Shurie Nur

Mohamed Shurie Nur The director of Media and public relations of the presidency of Hirshabeelle.

09/19/2026

Guddoomiye Sakariye Dhaloweyne oo degmadiisa Geri-jir iska diiwaangelinayo.

09/19/2026

Wasiirkii h**e ee Ganacsiga Hirshabeelle Sakariye Khaalid waaba naar naar caadi ah.

09/19/2026

Golaha Sare ee Siyaasadda Beesha Xawaadle iyo Hoggaamiyahooda Cali Cosoble oo taageero u muujiyay ajandaha doorasho qof iyo cod ee aragtideeda uu lahaa Madaxweynaha JFS Dr. Hassan Sheikh Mohamud

09/19/2026

Barwaaqada Hirkeey dhooban tahay, yaa wax igu dhaama. Fannaanada Ayaan Waddani.

Rabbi ha Janneeyo walaalkeey Xasan Kaafi Cabdiraxmaan Qoyste oo ka mid ahaa bahdii warfaafinta ee aan waqtiga dheer ka w...
09/19/2026

Rabbi ha Janneeyo walaalkeey Xasan Kaafi Cabdiraxmaan Qoyste oo ka mid ahaa bahdii warfaafinta ee aan waqtiga dheer ka wada shaqeynay magaalada Muqdisho.

Dhammaanteen samir iyo iimaan Allaha naga siiyo.

WACAAL NAXDIN LEH: Allaha u naxariisto mid ka mid ah odoyaasha warbaahinta Soomaaliyeed Maxamed Aweys Muudeey (Boqorka B...
09/18/2026

WACAAL NAXDIN LEH:

Allaha u naxariisto mid ka mid ah odoyaasha warbaahinta Soomaaliyeed Maxamed Aweys Muudeey (Boqorka Bartamaha) oo gacan ka xaqdaran ee ku dishay dalka Jarmalka, waa uur ku taalo weyn inuu ku baxay gacanta wiil Soomaaliyeed oo la dhacay tooreey.

3-sanno ayaan ka wada tirsaneyn Idaacaddii Soomaaliweyn, qof walba oo arkay ayaa ka warami karo shaqsiyada dad jaceylka iyo ka qoslinta ku dhisan ee uu lahaa.

Geeridiisa waxaan kaga tacsiyeynaa bahdeyda warbaahinta iyo Ummadda Soomaaliyeed. Rabbi ha Janneeyo.

09/18/2026

Sagal Haldhaa: “Markale noo noqo hoggaan.”

09/17/2026

Buqaqable, Hiiraan, Hirshabeelle - Soomaaliya

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle oo kulan la qaatay Safiirka Dowladda Ingiriiska u joogo Soomaaliya Danjire Charles Ki...
09/17/2026

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle oo kulan la qaatay Safiirka Dowladda Ingiriiska u joogo Soomaaliya Danjire Charles King. Kulan ayaa lagu gorfeeyay mashaariicda horumarineed ee Hirshabeelle.

Ingiriiska, ayaa Hirshabeelle gacan ka siiyey dhismaha madaxtooyadda, Xarunta Baarlamaanka iminkana waxa door weyn ku leeyahay mashruuca biyo-xireenka Sabuun (JOSP).

09/17/2026

Daah-furka xarunta JSP ee degmada Balcad.

Address

Edmonton, AB

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamed Shurie Nur posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mohamed Shurie Nur:

Shortcuts

Share