United Diagnostic and Training Center

United Diagnostic and Training Center Xarunta baaritaannada iyo Tababarada EE United

19/06/2026

l United Diagnostic and Training Center waa iftiin aqooneed oo ka dhex ifaya bulshada, kana shaqaynaya soo saarista jiil caafimaad ahaan aqoon iyo xirfad u leh inay u adeegaan dalkooda iyo dadkooda.
Mukhtar Saalamiin

19/06/2026
United Diagnostic and Training Center   wanagsn
19/06/2026

United Diagnostic and Training Center
wanagsn

16/06/2026

United Diagnostic and Training Center
#

United Diagnostic and Training Center
15/06/2026

United Diagnostic and Training Center

15/06/2026

United Diagnostic and Training Center



🎓 COMING SOON 🎓Dufcaddii 3-aad ee United Diagnosis & Training Center waxay si sharaf leh ugu dhowdahay maalintii qalin-j...
14/06/2026

🎓 COMING SOON 🎓

Dufcaddii 3-aad ee United Diagnosis & Training Center waxay si sharaf leh ugu dhowdahay maalintii qalin-jabinta.

Safar aqoon, dadaal iyo dulqaad badan kadib, guushu waa soo dhowdahay. La soco taariikhda rasmiga ah iyo faahfaahinta munaasabadda.

Graduation Day – Coming Soon!

United Diagnostic and Training Center
13/06/2026

United Diagnostic and Training Center

12/06/2026

Machadka United Diagnostic and Training Center waxay sii waddaa horumarinta tayada waxbarashada umulisooyinka iyo xirfadlayaasha caafimaadka ee mustaqbalka.

Dr. Raxmo Cabdiqaanni Isaaq kana Mid ah ardayda waxay xoojinaysaa aqoonteeda iyo xirfadeeda caafimaad, gaar ahaan fahamka iyo adeegsiga APGAR Score, oo ah hab muhiim ah oo lagu qiimeeyo xaaladda caafimaad ee dhallaanka marka ay dhashaan.

Maalgashiga waxbarashada maanta waa dhismaha adeeg caafimaad oo tayo leh berrito.





Address

Beledweyne
6965

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when United Diagnostic and Training Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to United Diagnostic and Training Center:

Share