09/03/2026
Sidee Ugu Faa’iidaysan Karnaa 10-ka Dambe ee Ramadaanka?
10-ka dambe ee Ramadaan waa habeeno fadli badan waxaana ku jira Leylatul Qadri oo ka khayr badan 1000 bilood Sidaas darteed aan kaga faa’iidaysanno cibaado fudud oo ajar badan leh
1: Habeenkasta Kamid ah 10 Dambe Aqri Suurada Al-Ikhlaas 3 jeer *{ قل هو الله احد }
Hadii ilaahey Ku waafajiyo Leylatul QadrigaWaxay Lamid Noqoneysaa Qof 83 Sannadood Habeen walba Qur'aanka Dhameeyey.
2: Habeen walba Oo Kamid ah 10 Dambe Tuko 2 Rakcadood Oo Kutuko 100 aayadood Nabiga Scw Wuxuu yiri qofki Salaad Kutukada 100 aayadood Waxaa Lagu Qoraa القانتين.
Waxaa lamid Noqoneysaa Sida qof 83 Sano Habeen walba Utaagnaa Leylatul Qadri.
3: Habeen walba 10 dambe Kamid ah wx un Sadaqeeso 1 Shilin Oo Soomaali ah Allah Kadhigee
Hadii ilaahey Sw Ku waafajiyo Leylatul Qadri Waxay Lamid Noqoneysaa sida Qof 83 Sano wx Sadaqaysanayay.
4: Aqri 10 Habeen Ugu dambeeya Ramadaanka 2 aayad ee ugu dambeeya Suurada Al-Baqarah*
Hadii ilaahey Ku waafajiyo habeenkaa Leylatul-Qadri Waxaa laguu qorayaa Qiyaamu Leyl 30,000,00 Sanno ah. Wuxuu Dhahay babiga Scw { Qofkii aqriya habeen walba aayadaha Ugu dambeeya ee Suurada Al-Baqarah iyaga Kufilan.
5: Aqri Habeen walba oo kamid ah 10 dambe
لا اله الا الله وحده لا شريك له له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير.
Hadii ilaahey Ku waafajiyo Habeenka Leylatul-Qadriga Waxay Lamid Noqon Qof Xoreeyey 300,00 Qoor 1 Qoor Naartaa laga Xoreenaa.
6: Habeen walba Oo 10 dambe Ee ramdaanka kamid ah Aqri
*اللهم اغفر للمسلمين والمسلمات والمؤمنين والمؤمنات الأحياء منهم والأموات.
Hadio ilaahey Ku waafajiyo Habeenka Leylatul-Qadri Waxaa Laguu qorayaa ajar ah 6,000,000,00 Bilyan ah.
7: Dheh 100 Mar سبحان الله* Haddii ilaahey Ku waafajiyo Habeenka Leylatul-Qadri Waxaa laguu qorayaa 30,000,00 ajar ah Waxaana lagaa Tirayaa 30,000,000 Dembi ah.
Hadii Halkaan Soo Gaartay ilaahey Umahadnoq Kuna Sali Nabiga Scw
Allah Nawaafajiyo Leylatul-Qadriga
Xigasho