Shariifka

Shariifka لَا إِلَٰهَ إِلَّا أَنتَ سُبْحَانَكَ إِنِّي كُنتُ مِنَ الظَّالِمِينَ
Nagu soo biir us. " Marka hore kusali xabibkeena Mohamed SCW scw scw scw.

"kusoo dhowoow pogeena.. waxaan diyaar kulanahay in aan kaga warano wararka geyiga somalida ay degto iyo kuwa caalamka intii kale,

waaana ididiladeena hanka sare aan higsanayno. "marwlabo kusoo dhowow pogeena rasmiga ah.. WhatsApp +252616046430

02/06/2026

4 June 👁

DEGDEG- Sarkaal katirsanaa Ciidamada Boliiska Soomaaliyeed ayaa lagu diley Magaalada Muqdisho Gaar ahaan Degmada Abdiazi...
02/06/2026

DEGDEG- Sarkaal katirsanaa Ciidamada Boliiska Soomaaliyeed ayaa lagu diley Magaalada Muqdisho Gaar ahaan Degmada Abdiaziiz.

Sarreeye Guuto Salaad Maxamed Guuleed ayaa lagu dhex diley gurigiisa oo ku yaalla D/Cabdicaziiz.

S/Guuto Salaad ayay wararku sheegayaan inay toogteen labo kamid ah ilaaladiisa kuwaas oo iyagana la qabtey.

Eedeysanayaasha ayaa hadda kujira Gacmaha Laamaha amaanka.

Sacdiyo Bajaaj ayaa loo aqoonsaday hogaamiyaha kacdoonka ka dhanka ah Xassan Shekh  waxaana Caawa Muqdisho lagu maamuusa...
01/06/2026

Sacdiyo Bajaaj ayaa loo aqoonsaday hogaamiyaha kacdoonka ka dhanka ah Xassan Shekh waxaana Caawa Muqdisho lagu maamuusayaa qaarkamida dhalinyaradii iyo shacabkii kale ee loo xiray aragtidooda siyaasadeed.!

iyadoo sidookale la dardar-gelinayo abaabulka banaanbaxa 4-ta Juun .

01/06/2026

DEGDEG || Maxkamada ayaa dib u celibacy kiiskii sacadiya iyo shaki wayn.

01/06/2026

baydhabo ma God degaal ayey noqotay waa maxay dhaymanka halkaa yaalo ee aan laga helaynin deganada kale ee KGS.!?

31/05/2026

fariin duurka katimaaday kuna socota baydhabo ..!

30/05/2026

fatiinkale iyo ciidamada tabacsan laft-gareen.

30/05/2026

# || fah faahinta Degaalka baydhabo khasarihii kadhashay
"Sadiiq doodashe"

30/05/2026

ciidamada si wayn uqaday guluf kadhan ah diidmo..!

30/05/2026

saaka iyo baydhabo iyo muqaalka hada .!

Adresse

Mainz

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Shariifka erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Service Kontaktieren

Nachricht an Shariifka senden:

Teilen