Abdirahman Ahmed Ga'al

Abdirahman Ahmed Ga'al Wararka aan halkaan ku baahiyo waa mid ani ii gaar ah

24/09/2026

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle, Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe), ayaa maanta soo gaaray magaalada Jowhar, halkaas oo uu si diirran ugu soo dhaweeyay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Hirshabeelle, Dr. Cabdixakiim Luqmaan Xaaji Maxamed.


24/09/2026

MW Dowladda Hirshabelle Cali Guudlaawe ayaa maanta dib ugu laabanayo magaalada Caadimadda ah ee Jowhar kadib markii uu todobaadkii horay uu qaatay Kaarka JSP.

Jowhar ayuuna ka bilaabaya ololaha doorashada la filayo inay dhacdo 30 bishan.

21/09/2026

Aaabe Katirsanaan Jiray Ciidamada Xoogga dalka🇸🇴🫡

Saaxiibkey Wasiiru dowlaha wasaaradda Cadaaladda Hirshabelle Xildhibaan Liiban Cali Xuubey ayaa kusoo baxay doorasha hoo...
21/09/2026

Saaxiibkey Wasiiru dowlaha wasaaradda Cadaaladda Hirshabelle Xildhibaan Liiban Cali Xuubey ayaa kusoo baxay doorasha hoosaadka Xisbiga JSP.

Hambalyo Xildhibaane.

Labada Xildhibaan ee igu matali doono Baarlamaanka 3aad ee Dowladda Hirshabelle.Guuleysta🫡
21/09/2026

Labada Xildhibaan ee igu matali doono Baarlamaanka 3aad ee Dowladda Hirshabelle.

Guuleysta🫡

waa Cali dhiiqo oo wabigii ku dul fakiriya!
20/09/2026

waa Cali dhiiqo oo wabigii ku dul fakiriya!

20/09/2026

Xaafiisyadii dowladda Shaqaba k**a jirto Sheeko iyo Shaah lee waye😂✌️

18/09/2026

Dadkii dowladda manfaca ku qabay ee ka macaashay ayaaba awoodeyda Shaki galinayo kuwa kale intee ku jiraan😂

Gabartan waa Xaaska taliyaha booliska oo aan wali oofin balantii ay reer Ceeldheer ka qaaday ee aheyd in gaari Amblunce ah ay u iibineyso isbitaalka degmada.

17/09/2026

Muuqaal laga soo duubay degmada taariikhiga ah ee Buq Aqable, Hiiraan Somalia.

17/09/2026

Geesigu Maliico

Address

Mogadishu

Telephone

+252617477632

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdirahman Ahmed Ga'al posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share