SABAR

SABAR SABAR is a creative multimedia company specializing in 3D Animation, Video Editing, Graphic Design, SMM, and Web Development

Ma rabtaa in ganacsigaagu yeesho muuqaal casri ah oo soo jiidasho leh? Waxaan kuu haynaa adeegyo tayo sare leh oo kaa ca...
05/06/2026

Ma rabtaa in ganacsigaagu yeesho muuqaal casri ah oo soo jiidasho leh? Waxaan kuu haynaa adeegyo tayo sare leh oo kaa caawinaya kobcinta sumcaddaada iyo gaarista macaamiil badan.

✅ Graphic Design & Branding
✅ Motion Graphics & Video Editing
✅ 3D Video Advertising (Blender Cinematic)
✅ Social Media Management (SMM)
✅ Web Design & Development

Waxaan bixinnaa nidaamyo shaqo oo dabacsan si ay ugu habboonaadaan baahiyaha ganacsigaaga, ha noqoto adeeg bille ah ama mashruuc gaar ah.

📍 Adeeg tayo leh
📍 Qiimo macquul ah
📍 Natiijooyin xirfad leh

📞 Nala soo xiriir: +252 61 4487484
📧 [email protected]

SABAR Creative Design Studio — Halka Fikraddaadu Noqoto Muuqaal Xirfadeed. ✨

Aragti kasta oo yar, waxaan u beddelnaa mid weyn oo adduunka saamayn ku yeelata. Sabar Creative Design Studio, ma naqsha...
30/05/2026

Aragti kasta oo yar, waxaan u beddelnaa mid weyn oo adduunka saamayn ku yeelata. Sabar Creative Design Studio, ma naqshadayno kaliya muuqaalo, laakiin waxaan dhisnaa aqoonsi xooggan oo matala mustaqbalka ganacsigaaga."

✨ Sabar Creative — Naqshadayntaadu waa naqshadaynteena.

Jumua mubarak
08/05/2026

Jumua mubarak

28/04/2026

SABAR CREATIVE waa shirkad bixisaa packaging Design vedio editing, Photo graph vedio graph
Waliba qiimo aad ujaban hada dalbo hada hel

Ma u baahan tahay post design casri ah oo soo jiidasho leh?Anaga waxaan kuu haynaa xal fudud oo jaban 💡🎨 SABAR Creative ...
03/04/2026

Ma u baahan tahay post design casri ah oo soo jiidasho leh?
Anaga waxaan kuu haynaa xal fudud oo jaban 💡
🎨 SABAR Creative Design Studio
✔️ Social media posts
✔️ Ads design
✔️ Business cards
✔️ Logo & branding
💼 Waxaan bixinaa Design Packages
👉 Hal post kaliya $2
🔥 Design tayo sare leh + qiimo jaban
🔥 Degdeg & xirfad leh
🔥 Ku habboon ganacsiyada yaryar & waaweyn
📩 Nala soo xiriir hadda
📞 +252 61 4487484
📧 [email protected]
✨ Dooro tayo, dooro SABAR!

Address


Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SABAR posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

  • Want your business to be the top-listed Advertising & Marketing Company?

Share