Eng Mohaa Yeriisow133

Eng Mohaa Yeriisow133 walal ku soo dhowada page ka Dr muhaa Yeriisow

18/02/2026
Waxaa si rasmi ah inoogu bilowday Diiwan Gilinta Graphic Design Fasalada kala ah Photoshop iyo IllustratorDiiwan Gilinta...
06/08/2025

Waxaa si rasmi ah inoogu bilowday Diiwan Gilinta Graphic Design Fasalada kala ah Photoshop iyo Illustrator
Diiwan Gilinta Waxay ku egtahay Isniin 15 Bisha August.

-—— F.G: Hada is diiwan gili oo hel Cawinaad Joogta ah.

Today is the last day of Friday for this year and next Friday will be 2025 and I know still you’re single what would you...
27/12/2024

Today is the last day of Friday for this year and next Friday will be 2025 and I know still you’re single
what would you plan 2025

Alhamdulilah for everything

ΣПG MӨΉΛΛ YΣЯIIƧӨЩ133𝗴𝗿𝗮𝗽𝗵𝗶𝗰 𝗱𝗲𝘀𝗶𝗴𝗻 & 𝘄𝗲𝗯 𝗱𝗲𝘀𝗶𝗴𝗻тнιѕ ιѕ му ωнαтѕαρρ ηυмвєяhttps://wa.link/8ipzz3
14/05/2024

ΣПG MӨΉΛΛ YΣЯIIƧӨЩ133
𝗴𝗿𝗮𝗽𝗵𝗶𝗰 𝗱𝗲𝘀𝗶𝗴𝗻 & 𝘄𝗲𝗯 𝗱𝗲𝘀𝗶𝗴𝗻
тнιѕ ιѕ му ωнαтѕαρρ ηυмвєя
https://wa.link/8ipzz3

Ha ku dadaalin inaad dhisto guri weyn oo aad ku noolato, lakiin ku dadaal inaad dhisto guri aad ku noolato oo xasilooni ...
11/03/2023

Ha ku dadaalin inaad dhisto guri weyn oo aad ku noolato, lakiin ku dadaal inaad dhisto guri aad ku noolato oo xasilooni oo ay ka dhax iftiimeyso akhlaaq wngsn iyo Allah ka Cabdi.

By Muha a Yeriisow133 🙏

Jumco kariim guys 🕌🕋
20/01/2023

Jumco kariim guys 🕌🕋

Qof walba ayaa kaa farxin kara marka uu kuusameeyo waxyaabo gooni ah, balse hal qof ayaa kaa farxin kara isagoonan waxba...
01/09/2022

Qof walba ayaa kaa farxin kara marka uu kuusameeyo waxyaabo gooni ah, balse hal qof ayaa kaa farxin kara isagoonan waxba kuusameyn 😊✅

Muhaa Yeriisow133

Jimca wanagsan

Waxa suuragal ah in aad mararka qaar maleyso in riyooyinka aysan rumoobeynin.Balse wax yar uun sug.In yar uun adkeyso.Wa...
31/07/2022

Waxa suuragal ah in aad mararka qaar maleyso in riyooyinka aysan rumoobeynin.
Balse wax yar uun sug.
In yar uun adkeyso.
Waxaba suuragal ah in aad u baahan tahay kali ah hal tilaabo si aad u gaadho riyadaas.

Muhaa Yeriisow133

08/06/2022

Sii jacaylkaaga qofka xiiseynaya farxadaada
Sii saaxiibtinimadaada qofka qariya sirtaada
Sii waqtigaaga qofka udiyaar ah inuu kaa hormariyo qeyrkaa ama facaaga
Qalbigaagana sii ❤ qofka adiga kuu arki inaad tahay kan ugu muhiimsan xagiisa

Like 👍 share comment

Waa dhankiina

Follow tana ha ilaabina

Akhyaarey

Dr Muhaa Yeriisow133

Address

Alexandria

Telephone

+252617916232

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Eng Mohaa Yeriisow133 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Eng Mohaa Yeriisow133:

Share

Category