Haazhibuubaal

Haazhibuubaal Ku soo dhowow Bogga aqoonta
๐Ÿ’ป Technology โ€ข ๐Ÿ“š Taariikh โ€ข ๐Ÿ’ฐ Business

13/08/2026

Bisadaas aroosada ah dad badan oo ogahay aya ka hor guursatay๐Ÿ˜€๐Ÿ˜€

K

08/08/2026

War ninku go,aan adkaa ๐Ÿ˜ƒ๐Ÿ˜ƒ
Ibabi kulahaa

03/08/2026

Maqnaanshihii ugu dheeraa ee Madaxweynaha Cameroon tan iyo markii uu xilka qabtay ayaa dhalisay su'aalo ku saabsan caafimaadkiisa iyo mustaqbalka hoggaanka dalka.
Madaxweynaha Cameroon, Paul Biya, oo jira 93 sano, ayaa muddo 54 maalmood ah ka maqnaa muuqaalka dadweynaha. Maqnaanshahan ayaa noqday kii ugu dheeraa tan iyo markii uu talada dalka qabtay sanadkii 1982, wuxuuna gudaha dalka ka abuuray hadal-heyn iyo mala-awaal ku saabsan xaaladdiisa caafimaad.
Markii ugu dambeysay waxaa la arkay 7-dii Juun, ka hor inta uusan isaga iyo xaaskiisu u safrin Switzerland booqasho ay dowladdu ku tilmaantay "booqasho gaar ah oo gaaban." Si kastaba ha ahaatee, weli dib uguma soo laaban dalka, mana jiro taariikh rasmi ah oo loo shaaciyey soo laabashadiisa.
Mas'uuliyiinta dowladda ayaa bixiyey hadallo kala duwan oo ku saabsan sababta maqnaanshihiisa. Wasiirka Isgaarsiinta ayaa sheegay in madaxweynuhu caafimaad qabo isla markaana uu hawlaha dowladda ka sii wado magaalada Geneva, halka Wasiirka Shaqaduna uu sheegay in madaxweynuhu ku jiro fasaxiisii sanadlaha ahaa, taas oo uu sharci ahaan xaq u leeyahay.
Dhanka kale, xisbiyada mucaaradka ayaa ku dooday in maqnaanshaha dheer ee madaxweynuhu uu sababay farqi dhinaca hoggaanka iyo hay'adaha dowladda ah, iyagoo sheegay in dal aan laga maamuli karin meel ka baxsan xuduudihiisa. Sidoo kale, qaar ka mid ah ganacsatada ayaa ka digay in mugdigan iyo xog la'aantu ay dhaawici karaan kalsoonida maalgashadayaasha, gaar ahaan iyadoo dowladdu ay weli qaadanayso go'aanno dhaqaale oo waaweyn inkastoo madaxweynuhu uusan si muuqata uga dhex muuqan arrimaha guud.







Haazhibuubaal

31/07/2026

๐—ช๐—ฎ๐—พ๐˜๐—ถ ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ๐—ป ๐—บ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ๐˜€๐—ผ๐—ฐ๐—ฑ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ผ๐˜†๐—ถ๐—ป๐—ธ๐—ฎ
๐—–๐—ฒ๐˜‚๐˜๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐— ๐—ฒ๐—น๐—ถ๐—น๐—น๐—ฎ ?

Waq,xaadirkan waxaa ka socda xiisad weyn oo dhanka socdaalka iyo amni gaba ah oo ka taagan magaalada Ceuta, waxaana sidoo kale saameyn tan oo kale ah laga dareemayaa magaalada kale ee Melilla ee dalka Spain ๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡ธ
Wararka ugu dambeeyay waxay sheegayaan
In Kumannaan qof oo badankood dhalinyaro u dhashay Morocco ay isku mar ka gudbeen xadka udhaxeeya labada wadan waa spain iyo morocco ama badda si ay u galaan magaalada Ceuta oo hada ka tirsan spain balse ay Morocco si wayn usheegato lahaan shiyaha magaamooyinkan
Tiradu waxay gaartay tobannaan kun muddo gaaban gudaheed, taasoo aad uga badan awoodda magaaladu qaadi karto

Dowladda Spain waxay ciidamo iyo boolis dheeraad ah u dirtay Ceuta si loo xakameeyo xaaladda loona ilaaliyo xadka.
Nasiib darro, waxaa sidoo kale la soo sheegay dhimashooyin iyo dhaawacyo intii lagu jiray isku dayada dadku ay uga tallaabayeen badda ama xadka udha xeeya labada dal
sidoo kale Melilla waxaa ka dhacay isku dayo badan oo lagu doonayay in lagu galo magaalada, inkastoo cadaadiska halkaas uu ka yara hooseeyo marka loo eego magaalada Ceuta.

Waxaa jira dood ku saabsan sababta ay arrintani u dhacday:
Spain waxay ku eedaynaysaa kooxaha tahriibinta iyo faafinta warar marin habaabin ah inay dadka ku dhiirrigeliyeen inay gudbaan
Halka Dadka
Qaar ka mid ah falanqeeyayaasha iyo siyaasiyiinta waxay ku doodaan in Morocco ay dabcisay xakamaynta xadka, arrintaas oo kordhisay xiisadda diblomaasiyadeed
Balse Morocco cad uma aysan qiran eedeymahaas.







๐Ÿ‡ฒ๐Ÿ‡ฆ
๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡ธ




29/07/2026



27/07/2026

Nin ahaan marka aad gaarto da'da 30 jir waa in aad haysataa
Baasaboor (Passport)
Liisanka darawalnimada (Driver's license)
Akoon bangi oo shaqaynaya (An active bank account).
Ugu yaraan 20,000 in savings)
Taleefan casri ah iyo laptop (A smartphone and a laptop).
Hal il dhaqaale oo deggan (One stable source of income).
Su'aasha ugu dambaysa:
Maxaad ilaa hadda ka gaartay?

Ma ogtahay?Shirkadaha waaweyn ee maanta dunida hoggaamiya badankood waxay ka bilaabeen meel yar.Qol yar. Miis keliya. Am...
21/07/2026

Ma ogtahay?
Shirkadaha waaweyn ee maanta dunida hoggaamiya badankood waxay ka bilaabeen meel yar.
Qol yar. Miis keliya. Ama hal fikrad oo maskax ku dhalatay.
Farqiga u dhexeeya kuwa guulaystay iyo kuwa kale ma ahayn nasiib.
Wuxuu ahaa dadaal. Joogteyn.iyo Dulqaad.
Haddii aad maanta dhisayso riyo ama ganacsi, ha quusan.
Hal tallaabo oo aad maanta qaaddo ayaa noqon karta bilowga guushaada berri.
Bilow yar ayaa dhalin kara guul weyn.
La wadaag qof u baahan dhiirrigelintan maanta.

16/07/2026

so

๐…๐”๐‹๐‹ ๐“๐ˆ๐Œ๐„ |   ๐Ÿด๓ ง๓ ข๓ ฅ๓ ฎ๓ ง๓ ฟ 1-2    ๐Ÿ‡ฆ๐Ÿ‡ทEngland waxay u muuqatay inay cagta saartay Final-ka markii ay goolka h**e dhalisay. Taag...
16/07/2026

๐…๐”๐‹๐‹ ๐“๐ˆ๐Œ๐„ |
๐Ÿด๓ ง๓ ข๓ ฅ๓ ฎ๓ ง๓ ฟ 1-2 ๐Ÿ‡ฆ๐Ÿ‡ท
England waxay u muuqatay inay cagta saartay Final-ka markii ay goolka h**e dhalisay. Taageerayaashooduna waxay bilaabeen Dabaal dagga guusha inay qarka u saaran yihiin Final-ka balse waxay iloobeen hal shay: waligeed ma quusato! ๐Ÿ‡ฆ๐Ÿ‡ท
Qaybtii labaad ciyaarta gebi ahaanba way is beddeshay. waxay la wareegtay kubadda, waxay kordhisay cadaadiska waxayna ku qasabtay England khaladaad isdaba joog ah. England halkii ay weerarka sii wadi lahayd waxay dooratay inay difaacato hal gool oo keliya, taasoo ugu dambayn Ku sababtay guul darrada soogaadhay caawa

Argentina waxay heshay goolka barbaraha daqiiqadihii 85. kadibna waxay dishay rajadii England iyadoo dhalisay goolka guusha. Soo laabashadan (comeback) ma ahayn nasiib ee waxay ahayd adkaysi geesinimo iyo xeelad wanaag iyo khibrada ciyaartoyda iyo tababarayaasha

Maxay ahaayeen Khaladaadkii England gashay? โ€ข Dib ayay u gurteen markii ay hoggaanka qabteen.
โ€ข Waxay lumiyeen xakamayntii khadka dhexe.
โ€ข Isbeddelladii tababarehu ma xoojin weerarka.
โ€ข Cadaadiska Argentina si fiican looma xallin.
Maxay ahaayeen Waxyaabihii Argentina guusha u horseeday?
โ€ข Kalsooni iyo dagaal joogto ah ilaa ilbiriqsiyadii ugu dambeeyay.
โ€ข Xakameynta kubadda iyo khadka dhexe.
โ€ข Weerar aan kala joogsi lahayn.
โ€ข Ka faa'iidaysiga khaladaadka England.

Ciyaartan waxay ahayd cashar kubadda cagta ka mid ah:
Haddii aad hoggaanka qabato, macnaheedu maaha inaad guuleysatay
Hadda Argentina waxay u gudubtay Final-ka Koobka Adduunka halka England ay mar kale ku hartay albaabka Final-ka.
Ma kula tahay in England ay ciyaarta iska lumisay mise Argentina ayaa si buuxda u kasbatay guusha? Wixii faala ah kureeb
๐Ÿ‡ฆ๐Ÿ‡ท ๐Ÿด

        what a match for   players
14/07/2026

what a match for players

Address

Addis Ababa
Addis Ababa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Haazhibuubaal posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share