04/08/2026
Hiigsi real state jigjiga kalba waxay kula socodsisa wixii cusub wa guri iba o kuyala xafda sedexad e magalada jigjiga cabirka dhulka wa 400 o karamitir. Qololka guriga wa 5 gabisa labo suuli o gudaha aha 2 bananka ah iyo 3 qol o servesa
Qimaha wa 14milyan o bir wa guri vipa
Waxi intaas dheer nagala so xidhidh numberkan 00251915658366