MAAN SHIIL News

MAAN SHIIL News Rugta Wararka iyo Warbixinada Soomaalida iyo Caalamka.

07/02/2026

Xaalka waa adagyahay Askarta ayaa lagu amray inay damiyaan qaboojiyaasha Hoolka Barlamaanka.

MAAN SHIIL News

07/02/2026

: Gollaha Shacabka oo saaka askar lagu daabulay.

MAAN SHIIL News

GAALKACAYO: Puntland ayaa saaka dil toogasho ah ku fulisay Hodon Maxamuud Diiriye; oo maxkamad ugu heshay in ay dishay g...
03/02/2026

GAALKACAYO: Puntland ayaa saaka dil toogasho ah ku fulisay Hodon Maxamuud Diiriye; oo maxkamad ugu heshay in ay dishay gabadh-yar oo lagu magacaabo Saabiriin Saylaan, bilo ka hor.

MAAN SHIIL News

02/02/2026

“Dowladda Soomaaliya Al-baabadeeda waa furan yihiin.” Madaxweyne Xasan Sheekh.

MAAN SHIIL News

01/02/2026

"Waa fal danbiyeed iyo iskuday dil" Madaxwayne Siciid Deni.

MAAN SHIIL News

Ra'iisul Wasaaraha Ethiopia Dr: Aby Ahmed ayaa si rasmi ah xadhiga uga jaray maanta Mashruuca Dalxiiska Shabeeley, waaxa...
31/01/2026

Ra'iisul Wasaaraha Ethiopia Dr: Aby Ahmed ayaa si rasmi ah xadhiga uga jaray maanta Mashruuca Dalxiiska Shabeeley, waaxaa goobjoog ahaa oo ka qaybgalay munaasibada xadhig jarka; Madaxweynahayaasha Jabuuti iyo Soomaaliya Ismaaciil Cumar Geelle iyo Xasan Sheekh Maxamuud.

MAAN SHIIL News

  Mustafa Omer iyo Madaxa Sirdoonka Ethiopia, Ridwan Hussein ayaa Garoonka Diyaaradaha Godey kusoo dhaweeyay, Madaxa Hay...
30/01/2026



Mustafa Omer iyo Madaxa Sirdoonka Ethiopia, Ridwan Hussein ayaa Garoonka Diyaaradaha Godey kusoo dhaweeyay, Madaxa Hay’adda Sirdoonka Kenya, Nuradin Yusuf Haji.

MAAN SHIIL News

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa jeex jeexay waraaqihii ajandaha maanta ee muranka dhaliyay.MAAN SHIIL News
28/01/2026

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa jeex jeexay waraaqihii ajandaha maanta ee muranka dhaliyay.

MAAN SHIIL News

  Kal-fadhiga 5-aad ee Gollaha Fulinta DDS ee Sannadka 2018 T.I ayaa lagu ansixiyey ajandayaal kala duwan.Madaxweynaha D...
27/01/2026



Kal-fadhiga 5-aad ee Gollaha Fulinta DDS ee Sannadka 2018 T.I ayaa lagu ansixiyey ajandayaal kala duwan.

Madaxweynaha Deegaanka Mustafe Muxumed Cumar, ayaa hoggaamiyey Kal-fadhiga 5-aad ee Gollaha Fulinta DDS, kaas oo lagu gorfeeyey islamarkaasina lagu ansixiyey ajandayaal ay ka mid yihiin:-

1: Xaaladda jiilaalka adag ee ka jira qaybo kamid ah gobollada DDS.

2: Kordhinta miisaaniyadda Mashruuca Adeegga Hal-Goob (MESOB).

3: Xeer nidaameedka lagu maamulayo xeer ilaaliyaasha Iyo Mashruuca Dalxiiska Shabeeley.

MAAN SHIIL News

Magaalada Jigjiga waxaa soo gaadhay gaadiidkan oo ay soo iibsadeen Maamulka Magaalada Jigjiga.MAAN SHIIL News
27/01/2026

Magaalada Jigjiga waxaa soo gaadhay gaadiidkan oo ay soo iibsadeen Maamulka Magaalada Jigjiga.

MAAN SHIIL News

Address

Jijiga

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when MAAN SHIIL News posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share