fadxi apdihakin mahad

fadxi apdihakin mahad Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from fadxi apdihakin mahad, Social Media Agency, jigjiga, Jijiga.

Ķaĺi ii noqo àma kalinimo igu daa
12/05/2026

Ķaĺi ii noqo àma kalinimo igu daa

12/02/2026

Dhurwaagu marku baahi daremo uu qayliyaa libaxuna uu amusaa awoodu iyo xaladada waxay ku jirtaa amusnida

27/12/2025

Wali waxaa lagu dhagan yahay aqoonsigii. Somaliland oo ay kasoo hor jeesten Ra’iisul Wasaarihii h**e ee Turkiga, Ahmet Davutoglu ayaa si adag uga digay in aqoonsiga ay ISR siisay Somaliland uu khatar iyo halis ku yahay midnimada dhuleed ee Soomaaliya iyo xasilloonida Gobolka, isagoo intaasi raaciyay in ISR ay ku dhaqaaqdo talaabadan iyadoo wali xasuuqaysa shacabka Q/--sa iney tahay bahdil cad oo ka dhana Dunida Islaamka, taasoo aan marnaba la aqbali karin.

Wuxuu xusey in talaabadani ay qayb ka tahay istaraatijiyad lagu kala qaybinayo dalalka Muslimka, isla markaana lagu wiiqayo dalalka Masar, Boqortooyada Sucuudiga iyo Turkiga isaga oo tilmaamay in ISR ay doonayso inay gaadho Dekedda Berbera oo ah dekad istaraatiji ah oo ku taala gacanka cadmeed iyo albaabka laga galo badda-cas.

Davutoglu wuxuu sheegay in sanadihii 2012-2013 ay dalal reer galbeeda isku dayeen iney kala qaybiyaan Soomaaliya Isla markaana ay aqoonsadaan Somaliland balse isago oo xiligaas Ra'iisal Wasaare ka ah Turkiga uu qaaday talaabooyin degdega Isla markaana uu Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Somaliland uu iskugu keenay magalada Ankara 11-13 bishii April ee sanadkii 2013, halkaasna laga soo saaray bayaan wadajira oo uu meesha uga saaray qorshihii lagu aqoonsan lahaa Somaliland.

Ra'iisal Wasaarihii h**e ee Turkigu wuxuu sheegay in hadana la joogo wakhtigii markale talaabo la qaadi lahaa isagoo ugu baaqay Madaxweynaha Turkiga Erdogan inuu si degdega u qaado talaabooyinkan.

1. In si toos ah loola xidhiidho Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Somaliland, laguna casuumo Turkiga si ay ugu yeeshaan wadahadal fool ka foola.

2. In la magacaabo Ergay gaar ah loona diro gobolka.

3. In si degdeg ah loola tashado hogaamiyeyaasha dalalka Masar iyo Sucuudiga, Isla markaana Muqdisho iyo Hargeysa loo diro wafti wadajira oo ka kooban Wasiirada Arrimaha Dibada ee dalalka Turkiga, Masar iyo Sucuudiga si ay ula kulmayaan labada dhinac.

4. In lala xidhiidho Imaaraadka Carabta oo maamula Dekedda Berbera Isla markaana looga digo, loogalana tashado in ku lug lahaanshiyaha siyaasadaha ISR ay keeni karto dagaal wakaaladeed ka dhaca Soomaaliya si lamid ah Suudaan.

5. In hogaamiyeyaasha dalalka Masar, Boqortooyada Sucuudiga iyo Turkiga ay si wadajira ula kulmaan Madaxweynaha Mareykanka iyo Ra'iisal Wasaaraha Ingiriiska si looga hortago in lakala qaybiyo Soomaaliya.

6. In si degdeg ah loola xidhiidho maamul goboleedka waqooyi bari oo diiday gooni isku taaga Somaliland Isla markaana muujiyay daacadnimadooda Muqdisho.

7. Iyo ugu dambeyn inta xaaladu ay meel halisa gaadhin in la hawlgaliyo Midowga Afrika, Ururka Iskaashiga Wadamada Islaamka iyo Jaamicada Carabta si loo qaado talaabo degdega oo diblomaasiyadeed oo lagu ilaalinayo midnimada Soomaaliya.

26/12/2025
Halkani waa casimada jigjiga waxay aad u dhismaysaa laga soo bilaabo ilaa samadhii danbe. Waxaana. Mooda in ay tahay. Ha...
26/12/2025

Halkani waa casimada jigjiga waxay aad u dhismaysaa laga soo bilaabo ilaa samadhii danbe.
Waxaana. Mooda in ay tahay. Half lodan
Jigjiga soomali galbeed waa mesha soomali iskugu Iman doonto

Address

Jigjiga
Jijiga

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when fadxi apdihakin mahad posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share