Oday Dhusamareeb

  • Home
  • Oday Dhusamareeb

Oday Dhusamareeb Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Oday Dhusamareeb, Social Media Agency, .

22/11/2024

Qoor qoor oo cadado duledkeda xero ka dheistay

19/11/2024

Deganka labi.cano oo saka laga daremayo dhaq dhaqyo cidan kadib Gurmadyo aad ufara badan oo halkaas garay.

17/11/2024

Alow gacalow Yabardhowrakece naga qabta.

10/11/2024

Dilif dhawaa ma doliba Mascuud Oo dhusamareeb laga barakici rabo.

01/11/2024

Legendkan waa ciyaalkii h**e 😂

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MUQDISHO KU QAABILAY MADAXA HAY'ADDA SIRDOONKA MARAYKANKAMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalk...
01/11/2024

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MUQDISHO KU QAABILAY MADAXA HAY'ADDA SIRDOONKA MARAYKANKA

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo uu wehelinayey Agaasimaha Hay'adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe), ayaa magaalada Muqdisho ku qaabilay Madaxa Hay'adda Sirdoonka Maraykanka (CIA), Mudane William J. Burns.

Kulanka waxa diiradda lagu saaray iskaashiga istiraatiijiyadeed ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Maraykanka, taageerada Dowladda Federaalka Soomaaliya ee la dagaallanka argagixisada, qorshaha bixitaanka Ciidamada Nabad Ilaalinta Midowga Afrika (ATMIS), iyo xasilloonida Geeska Afrika.

Soomaaliya iyo Maraykanka ayaa adkeeyey muhiimadda ay leedahay iskaashiga dhinacyada nabadda iyo amniga, iyaga oo xaqiijiyey sida ay uga go'an tahay sii wadidda dadaallada lagu xaqiijinayo xasilloonida Gobolka Geeska Afrika.

01/11/2024

Qoor qoor Markoow Ogaday in ilmaha nagiii Bar ladilay Bakii kalana Lawaday Ayoow Guryihii Nagaland baxay.

Dhaqaale loogu ole oleenayo dib doorasha Axmed Qoor Qoor oo laga Aruunayo Shacabka Abaaraha iyo Colaaduhu isku darmeen o...
03/03/2024

Dhaqaale loogu ole oleenayo dib doorasha Axmed Qoor Qoor oo laga Aruunayo Shacabka Abaaraha iyo Colaaduhu isku darmeen oo ka bilaabatay caabudwaaq.

Xubnaha ugu sareeya maamulka ku magacan caabudwaaq oo Amar ka helaya xubno ka tirsan wasaaradda arimaha gudaha ayaa Dhaqaale dib u doorashada Axmed qoor Qoor u diray dadka masaakiinta ah ee tooda la daala dhacay oo iyagu u baahan in la caawiyo kuma sugan tuulooyinka duleedka ka ah magalada caabudwaaq.

Dhanka kale Xogo aan helay ayaa sheegay in maamulka caabudwaaq uu sido kale bilaabay in uu suuqa ka iibiyo karaarka loogu tala galay dadka masaakiinta ah ka dibna si lacagta ka soo baxda Qoor Qoor loogu diro ka oo uu ku galo doorashada uu doonayo in uu booboo QOOR QOOR.

Dhaqaalaha loo diray dadka masaakiinta ah ayaa lagu sheegay in ay u dhaxayso u dhaxeeya 200 ilaa 250 dolar taaas oo aysan awoodin dadka tuulooyinka dagan.

Qoor Qoor oo uu hadda ka dhamaday muddo xileedkiisii rasmiga ahaa ayaa haddana doonaya in dib loo doorto ayaa dhibaatooyin kala duwan ka geestay Waqooyiga galgaduud mudadii uu xilka hayay.

Nuqal kamid qoraalo la is waydaarsaday oo ku saabsan arinkaan dhaqaalo aruurinta oo aan helnay ayaa Cadeenaya Doorka Masuuliyiinta Hurmarinta magaalada loo igmaday ay ku leeyihiin ole olaha Dib u doorashada Qoor Qoor.

02/03/2024

Lacag loogu ole ole dib doorasha Axmed Qoor Qoor oo laga Aruunayo Shacabka Abaaraha iyo Colaaduhu isku darmeen.

Masuuliyiinta Maamulka Degmada Dhuusamareeb ayaa loo diray Dhaqaale dib u doorasho oo Axmed qoor Qoor dib loogu soo celinayo kursiga Dhiiga Badan ku daatay Ee madaxweynaha Galmudug.

Dhaqaale u dhaxeeya 200 ilaa 150 dolar ayaa laga aruuriyay tuulooyinka iyo deeganada Hoostaga Caasimada Galmudug ee dhuusamareeb kuwaas oo masuuliyiinta Dowlada hoose ee galmudug ay doonayaan in dib u doorashada Qoor Qoor looga qayb qaato.

Dhankale maamulka Magaalada Dhuusamareeb ayaa gaday Xaruuntii Xaafada Dayax ee Caasimada Taas oo dhaqaalihii lagu gaday lagu shubay Accon si qaas ah uu u leeyahay madaxweyne Axmed Qoor Qoor.

Nuqal kamid qoraalo la is waydaarsaday oo ku saabsan arinkaan dhaqaalo aruurinta oo aan helnay ayaa Cadeenaya Doorka Masuuliyiinta Hurmarinta magaalada loo igmaday ay ku leeyihiin ole olaha Dib u doorashada ee Axmed Qoor Qoor

02/02/2024

Najmo Nashaad

Xisad Katagan Deeganka Xananbuure Ee Gobolka Galgaduud.Deeganka Xananbuure Waxaa katagan Xiisad Kadhalatay Furitanka Xur...
31/01/2024

Xisad Katagan Deeganka Xananbuure Ee Gobolka Galgaduud.

Deeganka Xananbuure Waxaa katagan Xiisad Kadhalatay Furitanka Xurun cafimaad
Taas oo sababtay inoow jogsado iskusocodka Magalada

Qaar kamida bulshada Deganka ayaa aburida xisadaan ku edeyay ineey kadanbeyaan Gudodomiya kuxigeenka Dhusamareeb Abdisamad Salaad aadan (sanweyne ) Iyo Taliyaha Booliska Galmudug Qaliif Cabdule Maalin (ilkacase)

21/01/2024

ADUUN: Wallee waa labo xisaab oo kala duwan👀

Bal adigoon wax uun ka dheh ha laaban

Address


Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Oday Dhusamareeb posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

  • Want your business to be the top-listed advertising & marketing company?

Share