Gacal Podcast

Gacal Podcast sports analysis❤️

27/05/2024

Part 2

Barnaamijkii aan uga hadleynay klopp iyo waxyaabihii special ka ahaaa uu Liverpool lasameyay oo lagu xasuusan doono

United hambalyo Arsenal waa ceebeyseen ayadoo seasonkoodii ugu fiicna kujira ayaa adinkoo season kiinii ugu xumaa kujiro...
25/05/2024

United hambalyo

Arsenal waa ceebeyseen ayadoo seasonkoodii ugu fiicna kujira ayaa adinkoo season kiinii ugu xumaa kujiro cup qaadeen ayagana 0cup baxeen 😂

25/05/2024

Part ONE

Waayihii klop iyo records kii ugu waaweyna uu sameyay iyo states kiisa kuwii hot 🔥 ka ahaa

Video ga wuu dheeraday labo qeyb ayaan kadhigay part one waaye kan

inaad ku casriyeysaan baan rajeynayaa insha allah

Bye klopp 💔🥺
19/05/2024

Bye klopp 💔🥺

Congratulations city ❤️
19/05/2024

Congratulations city ❤️

🇵🇹 “Arsenal are not gonna win the league”, says Cristiano Ronaldo.Ronaldo wuxuu taagan yahay biyahaan aan cabaayo camal ...
19/05/2024

🇵🇹 “Arsenal are not gonna win the league”, says Cristiano Ronaldo.

Ronaldo wuxuu taagan yahay biyahaan aan cabaayo camal ayeey city ucabeysa horyaalkaan 😂😂

Xavi Alonso taariikh ayuu dhigay
18/05/2024

Xavi Alonso taariikh ayuu dhigay

Aarka
16/05/2024

Aarka

- Hal koox kaliya ayaa taariikhda horyaalka England 7 kulan saf loo galay si loogu sacab tumo Ciyaarta kahor 😊

Isla hal koox Kaliya ayee Man City daan horyaalka waaleyso Intee saf ugashay u sacab tuntay 😎

Haddaba waa Kuma kooxdaas ayaad is leedahay🥰

Who will be the winner 🏆!?
16/05/2024

Who will be the winner 🏆!?

Biggest Liverpool winn under klopp 👇👇🔴Liverpool 9-0🔴⚫Bournemouth 🔴Liverpool 7-0⚪Man United 🔵🔴Crystal Palace 0-7⚫Liverpoo...
16/05/2024

Biggest Liverpool winn under klopp 👇👇

🔴Liverpool 9-0🔴⚫Bournemouth
🔴Liverpool 7-0⚪Man United
🔵🔴Crystal Palace 0-7⚫Liverpool
🔴Liverpool 7-0⚪Spartak
🟣Maribor 0-7🟠Liverpool
🔵Rangers 1-7🔴Liverpool
🔴Lincoln 2-7🔵Liverpool
🔴Liverpool 6-0⚪Leeds
🟣Aston Villa 0-6⚪Liverpool
⚪Leeds 1-6 🔴Liverpool

Effect by Nunez😢😡😡😕
14/05/2024

Effect by Nunez😢😡😡😕

Adresse

Paris

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque Gacal Podcast publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Contacter L'entreprise

Envoyer un message à Gacal Podcast:

Partager