10/08/2026
Wasiirka Waxbarashada Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Mohamed Osman Jiidow oo Magaalada Mogadisho Kulan kula qaatey Safiir kuxigeenka Safaaradda Turkey, isagoo kala hadley sidii loo xoojin lahaa xiriirka shaqo ee kuqotama horumarinta Waxbarashada.
Sidoo kale Kulanka ayaa diirada lagu saarey Xoojinta Xiriirka Jaamacada Turkey iyo Jaamacadaha Koonfur Galbeed.