07/08/2026
Waxaa sharaf iyo farxad noo aha Wakaaladda Itqan in ay idiin soo bandhigno mid ka mid ah shaqooyinkeenna: naqshadaynta astaanta
“Tajul jinaan Academy – أكاديمية تاج الجنان لتعليم القرآن الكريم”.
Astaanta waxaan u naqshadeynay si ay uga tarjumeyso **Qur’aanka Kariimka, cilmiga, hanuunka iyo qiimaha waxbarashada, 📖✨
Waxaan aaminsannahay in **astaantu aysan ahayn sawir keliya, balse ay tahay fariinta iyo aqoonsiga hay’adda.**
📞 si aad udalbato adiguna summadada
📱nagala soo xariir : whatsapp.
ITQAAN AGENCY https://wa.me/252686984510
Waxaan idiinku shaqeynaa si hufan oo xirfad leh. ✨
ITQAN AGENCY | وكالة إتقان
#إتقان