Abdullaahi Ahmed Catoosh

Abdullaahi Ahmed Catoosh Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Abdullaahi Ahmed Catoosh, London.
(1622)

Dagaalka Laftagareen inta la gaarin, Aadan Madoobe waxa dhib ugu filan qancinta Beelaha qaar, oo tabasho ka qaba saami-q...
29/08/2026

Dagaalka Laftagareen inta la gaarin, Aadan Madoobe waxa dhib ugu filan qancinta Beelaha qaar, oo tabasho ka qaba saami-qeybsiga degmada Baydhabo.

28/08/2026

Mid ah ka mid ah Beelaha Digil & Mirifle oo Aadan Madoobe runta u sheegay.

17/08/2026

Waxuu ahaa Sargaal muhiim ah oo ka tirsanaa hay.adda Nisa balse waxuu ugoostay AS kadib markii la arkay isaga oo sameeynaya fal foolxun!

Fadlan share dheh muuqaalka.
Abdullaahi Ahmed Catoosh

Ciyaalka xaafada waxaa marwalba ku jira mid mintid ah oo xittaa hadaa ka xoog badantahay aadan rabin inaad la dagaasho i...
17/08/2026

Ciyaalka xaafada waxaa marwalba ku jira mid mintid ah oo xittaa hadaa ka xoog badantahay aadan rabin inaad la dagaasho illeeyn kaama harayee🫣

Hada Laftagareen waa nuucaas.

Laandheere dhab ah, kursigii laga qaaday laguma raaxeeysanaayuu taaganyahay.

Abdullaahi Ahmed Catoosh

Nabadsugid sharafkeeda iyo shaqadeeda hadii la rabo ninkaan halloo yeero.Khaliif Axmad Ereg ninka kaliya ee awooday taar...
16/08/2026

Nabadsugid sharafkeeda iyo shaqadeeda hadii la rabo ninkaan halloo yeero.

Khaliif Axmad Ereg ninka kaliya ee awooday taariikhda inuu shabakad basaasiin ah ka dhex sameeyo kooxda AS.

Allaha ku xafido Mujaahid meel walba oo aad joogto caawa.

Qofka intuu noolyahay halloo mahadceliyo soomaaliyeey marka tii alle utimaado yaanan loo suuroon.

Abdullaahi Ahmed Catoosh

Cajiib!Sheeko cajiib ah oo tusaaleenaysa in mararka qofka walaalkaaga ah kaaga waxtar badan yahay qofka saaxiibka tihiin...
14/08/2026

Cajiib!

Sheeko cajiib ah oo tusaaleenaysa in mararka qofka walaalkaaga ah kaaga waxtar badan yahay qofka saaxiibka tihiin ayaa ku jirta xariga saaxiibkey Mascuud Warsame, bilowgii waxa shirqoolay oo xiray Macalin Saalax iyo hogaamiyaha Koonfur Galbeed Aadan Madoobe. Saalax hada waa Taliyaha Nabadsugida K/Galbeed ku magacaaban, Mascuud & Macalin Saalax beel ahaan Digil iyo Mirifle markii laga soo tago Mirifle ayey ka soo wada jeedaan.

Arrinta cajiibka ah sii deysmada Mascuud waxa door weyn oo aan la xaqiri karin ka ciyaaray Korneyl Shakiib oo isaguna ka mid ah saraakiisha Nisa ugu firfircoon, Shakiib waxa uu ka soo jeeda beesha Sheekhaal, cashar ah saaxibtinimadu in macna weyn ku fadhisa ayaa halkan ku jirta, oo walaalka qaar aan Waraabr waxba dhaamin. 38 maalmood oo xirnaa bilaa Maxkamad iyo magdhow la’aan dhanka Dowladda ayaa la iska sii daayey.

Abdullaahi Ahmed Catoosh

Address

London

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdullaahi Ahmed Catoosh posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share