Daanduray Hub

Daanduray Hub Daanduray Hub: Xogta aad u baahantahay, markasta oo sax ah.
(3)

15/11/2025

Marbay Geeska Afrika Jihadii uu U socday 90 Dhinaca kale u Wareejiyeen.

Madaxweynaha Somaliland oo Safar Shaqo ugu baxaya Magaalada CeerigaaboMadaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabd...
19/10/2025

Madaxweynaha Somaliland oo Safar Shaqo ugu baxaya Magaalada Ceerigaabo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa Saalasada safar shaqo ugu baxay magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag.

Safarka Madaxweynaha iyo waftigiisa oo ka kooban xubno ka tirsan golaha wasiirrada iyo saraakiil sare oo xukuumadda ah ayaa qayb ka ah hawlaha nabadaynta iyo mashaariic horumarineed oo xukuumaddu ka fulinayso magaalada Ceerigaabo iyo deegaannada ku teedsan.

Safarkan ayaa noqonaya kii ugu horreeyay ee Madaxweyne Cirro ku tago gobolka Sanaag tan iyo markii uu xilka qabtay, waxaana lagu tilmaamay mid xoojinaya wada-shaqeynta iyo isu-soo dhawaanshaha bulshada gobolka Sanaag.

11/10/2025

arinka ceerigaabo ka soconayaa muxuu yahay ?

09/09/2025

Riyadaadu marwalba waa inay ka weyntahay awooddaada, karaankaaga iyo inta aad qaban karto. Riyadu haddii aanay ahayn mid cabsi-cabsi ah kana baqayso inaad xaqiijin kari waydo, riyo maaha. 💪🔥

27/08/2025
12/08/2025
Ninkii buurta dheer igala baxay beerka ka ogsooni!
10/08/2025

Ninkii buurta dheer igala baxay beerka ka ogsooni!

Ninkii buurta dheer igala baxay
Beerka.ka.ogsooni

Address

Hargeysa
Amman
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Daanduray Hub posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share