Nuux

Nuux Nuux | Somali journalist reporting on Somali and international politics and global sports with accuracy and integrity.
(1)

Araujo ayaa qoyskiisa ku yiri 🗣“Ciyaarta Manchester City ha imanina, sababtoo ah waxa aan filayo inay ciyaarta ka dhacaa...
02/10/2026

Araujo ayaa qoyskiisa ku yiri 🗣“Ciyaarta Manchester City ha imanina, sababtoo ah waxa aan filayo inay ciyaarta ka dhacaan ma doonayo inaad aragtaan.”

Muxuu kawadaa ??😂😂

Madaxwaynaha Dowlada Deegaanka somalida Oo la hadlay mucaaradka ayaa yidhi. 🗣“Kursiga ima Qorshaysana in aan ka tago ,Qo...
01/10/2026

Madaxwaynaha Dowlada Deegaanka somalida Oo la hadlay mucaaradka ayaa yidhi.

🗣“Kursiga ima Qorshaysana in aan ka tago ,Qofku xanuun ku hayana waxan leehay iska dulqaata ,meela Uma socdo."

Hadan African nahay Calaamka kale waxayba noo arkaan xoolo, waxanahay Dad kayd ahaan loogu xisaabtamo Dalalka Africa mac...
28/09/2026

Hadan African nahay Calaamka kale waxayba noo arkaan xoolo, waxanahay Dad kayd ahaan loogu xisaabtamo Dalalka Africa macdanta iyo nimacada taal caalmkaa kale ayeyba kayd u tahay Oo inyar bay ula soo baxaan😂😂

Africa waa qaarad dhinac waliba lagala dagalaamay😭

War waxan dhawaca u nugulaa hada sidan muu injured ku galay balo lagu sagaaro la haatay😂😂Seasonkan inuu wacdareeyo ka su...
27/09/2026

War waxan dhawaca u nugulaa hada sidan muu injured ku galay balo lagu sagaaro la haatay😂😂

Seasonkan inuu wacdareeyo ka sugaynaa isagan injured baa la iska galayaa🙆🏿‍♂️🙆🏿‍♂️

🗣"Caruur lagaa dhig Oo caalamka kugu maadsay."Waxay u muuqataa in habaarkii abwaanka Aqbal noqday ee ninkaan iska qosqso...
25/09/2026

🗣"Caruur lagaa dhig Oo caalamka kugu maadsay."

Waxay u muuqataa in habaarkii abwaanka Aqbal noqday ee ninkaan iska qosqsolaayo sida qof xanunsan Tv-yada ka qabta😂😂

Xtweet hadaa istecmaasho waxaa arkaysaa sida caalamka ogu maadsanaayo Hogaamiyaha maamulka Somaliland inaalilahi.

10 sano kahor, ninkaan madaxiisa waxaa dul saarnaa $10 milyan oo abaal-marin ah oo ay dowladda Mareykanku ku raadineysay...
24/09/2026

10 sano kahor, ninkaan madaxiisa waxaa dul saarnaa $10 milyan oo abaal-marin ah oo ay dowladda Mareykanku ku raadineysay.

Maanta, isagoo 43 jir ah, wuxuu magaalada New York khudbad ka jeedinayaa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay isagoo ah Madaxweynaha Suuriya, isagoo ka mira-dhaliyey wixii uu u dagaallamayay.

Weligaa ha ka quusan nolosha. Xaaladaha noloshu way is beddeli karaan.

Wardiga Larabo si joogta ah inaad u akhriso maalin walba si aad uga Hortagto faqriga iyo xanuunka iyo shaqa La,aanta 1 س...
24/09/2026

Wardiga Larabo si joogta ah inaad u akhriso maalin walba si aad uga Hortagto faqriga iyo xanuunka iyo shaqa La,aanta
1 سبحان الله والحمد لله ولا إله إلا الله والله أكبر ولا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم
10 jeer ugu yaraan subax iyo galab

2 أستغفر الله وأتوب إليه kun jeer

3 اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وآله كما تحب وترضى
300 maalin walba ama ugu yaraan 100 jeer

4 اذكار الصباح والمساء

5 wardi Quraan ah
سورة يس والواقعة
سورة "الإخلاص" 10
وآية الكرسي: 10 jeer subaxdii iyo Galabtii

Muxiyediin xaqiiq waa Nin qalbi Furan Oo soodhawaynta aad ogu fiican aniga iyo isaga waxaan ku kulanay magaalada jigjiga...
23/09/2026

Muxiyediin xaqiiq waa Nin qalbi Furan Oo soodhawaynta aad ogu fiican aniga iyo isaga waxaan ku kulanay magaalada jigjiga Rotana cafe ee ku talaa Axmed guray sheekadiisana lagama caajiso.

Muxiyadiin waxa iga yaabiyey ee uu iiga sheekeeyay waxay aheed in labiskiisa laga xumaado/laga maseero.

Cida ka xumaatana ay tahay kuwa Dowlada hoos u shaqeeya iyo Maayarada magaalada waxaana Marwaliba la i waydiiyaa halkee lacagta ka keentaa inagoo Dowlada u shaqaynaba labiska noocan ah ma awoodno iibsanee😂😂

Dhowr qofood Oo dhalinyarada deeganka ah ayaan waydiiyey waxay igu dhaheen waa wax jira

Aniga ilaa hada waxaan la yaabanahay sheekadaas iga sheekeeyey Muxiyadiin, 🤔

Qoftaan hada meherkeeda ma heli doontaa ? ileen way kala yaacenee😁Waxaa kaga daran comment ay isku karbaashayan labadood...
22/09/2026

Qoftaan hada meherkeeda ma heli doontaa ? ileen way kala yaacenee😁

Waxaa kaga daran comment ay isku karbaashayan labadooda

xariifkan wuxuu meelaha kusoo qorayaa kulahaa meel gaaracis badan u baratay ma hayn karo 😂

Malabo Oo caan ka ah TikTok ayaa lagu meheriyey 200 gram Oo dahabka (Singapore gold)ah iyadoo qiimaha halkii gram uu marayo $156 doolar.

Marka la xisaabiyo, qiimaha guud ee meherka ayaa gaaraya $31,200 USD, taasoo ka dhigtay meher si weyn hadal-hayn uga noqday baraha bulshada.

Malabo waxaa guursanaya askari ka tirsan Ciidamada Madaxtooyada Soomaaliya, waxaana arrintan ay dhalisay falcelin ballaaran iyo dood ka dhex aloosan bulshada, gaar ahaan TikTok iyo Facebook.

Sidee u aragtaa meherkan Ogow ii dheh diinta way diiday.😁

Kylian Mbappe🗣“Liverpool ayaan ku dhowaaday inaan ku biiro. Hooyaday taageere weyn ayay u ahayd Jurgen Klopp, Liverpool-...
22/09/2026

Kylian Mbappe🗣“Liverpool ayaan ku dhowaaday inaan ku biiro. Hooyaday taageere weyn ayay u ahayd Jurgen Klopp, Liverpool-na waxay ahayd meesha ay hooyaday ugu jeclayd inaan aado. Waxay rabtay inaan halkaas tago”

“Anigu go’aankeeda ma raacin, sababtoo ah waxaan doonayay inaan magaaladayda, Paris, ka ciyaaro. Ma doonayn inaan dalkayga ka tago ka hor inta aanan noqon qof la yaqaan."

Ileen Ninka waa caasi waalid hadalka hooyadii diiday😂😁

Address

Nairobi

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nuux posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share