Beeylah gaad

Beeylah gaad Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Beeylah gaad, .

27/09/2026

Shiishyahankii baqdaad _ Ninkii argagaxa ku reebay ciidamaddii maraykanka ee ku duulay dalka ciraaq!

muuqaalka iyo sawirku arintu inay tahay mid timo la xiriirta ma sheegayaan waxaa dhici karta inay ayaku masaajidka game ...
26/09/2026

muuqaalka iyo sawirku arintu inay tahay mid timo la xiriirta ma sheegayaan waxaa dhici karta inay ayaku masaajidka game iyo heeso lasoo aadeen waana dhaqan ay hadda sameeyaan. Bal u fiirso midka mobile wata.
teedha kale boqolaal ba markasta latugadha unajaran tahay jeego muu kareebo wax fahan

26/09/2026

🥱Iskuulka waxaa lagu arkaa Macallimiin Gabdhaha dhahaya haddii aad Waxbarasho rabtid waxaan rabno noo samee”
Rag xun wey jiraan balse raga mawada xumo ee dumarow raga iska ilaasha iskuna ilaliya waa intaas.
lkn 2aan waba caruure maxa galiyay howshan ay falanqaynaayaan🤣😂

25/09/2026

Madaxweyne Xasan Sheekh 24 daqiiqo ayuu kahadlayay Minbarka Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay. Wanaag badan ayuu ka sheegay dowladnimada Soomaaliya, arrimo badan oo uu afka ku qurxiyey sida uu u sheegay dalka ugama jiraan.

24/09/2026

Muxuu yahay sixirka yahuuddu aduunka ku haysato!

21/09/2026

Waa musalsal Turki ah, xalqadan waxa laga hadlayaa Madaxwaynihii Soomaaliya oo la afduubtay sida Turkigu usoo furan lahaa. Turkiga ayaa faraya saraakiishiisa in subaxa xiga madaxwaynaha oo lasoo badbaadiyay Turkiga la keeno si u saxiixo hishiis amniga iyo tiknoolajiyadda chip-ka la xiriira oo aad muhiim u ah.
Isla muuqaalka waxa kasoo muuqanaya madaxwaynihii Soomaaliya oo lasoo badbaadiyay oo la keenay si hishiiska u saxiixo.
halka ay hada uganda iyo turkey isku dagaaliyaan joogitaanka somalia See less

Lacagtu waa lama huraan marka lagu leeyahay waa markaan oo kale Hadaa shilin heyso waxkasta adaa leh
21/09/2026

Lacagtu waa lama huraan marka lagu leeyahay waa markaan oo kale
Hadaa shilin heyso waxkasta adaa leh

20/09/2026

Wali mais waydis suaashan?

Address


70100

Telephone

+254799269843

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Beeylah gaad posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

  • Want your business to be the top-listed advertising & marketing company?

Share