Beeylah gaad

Beeylah gaad Halkaan Kala Soco Qisooyin Diini Ah. Soo Dhawoow Page-ka Follow Dheh Walaal🧡🙏

08/06/2026

Subxanallah gabdh ninkeedi naag u badashay iyo qisadi ku dhacday

07/06/2026

War deg deg IIRAAN yaa caawa gantaaladeedii dhanka Israail u fasaxday

07/06/2026

Shalay soomaad leheen Hassan sheikh wa amiirul mu,miniin maxa isbadalay😂😂

Macalimiinta Quraanka & diinta dadka bara way ka dhaqaala fiicanyihiin kuwa iskuulada caadiga ah wax kadhiga, laakiin in...
07/06/2026

Macalimiinta Quraanka & diinta dadka bara way ka dhaqaala fiicanyihiin kuwa iskuulada caadiga ah wax kadhiga, laakiin inta badan meelaha iskuulada aan diiniga ahayn lagu barto ayaa ka dhismayaal fiican, oo Meelaha diinta lagu barto badanaa waa jiingado & guryo sakaraad ah!
waamaxay sababtu?
WQ/sadik farah haiybe

07/06/2026

Soomaali la dhex Eryanaayo Dublin Wadanka Ireland.
Maxaad u malaynaysaa in lagu haysto ?

Soomaalidda Dublin Xaalkooda ma sahlana Maalmahan waxa baraha bulshadda ku jira Muuqaalo argagax leh

06/06/2026

Most people ignore $5 because it's a small amount. But if you save just $5 every day, you'll have over $1,800 in a year. The secret to building wealth isn't making huge money overnight—it's being consistent. Start with your first $5 today."

2. Stop Scrolling, Start Earning

🎤 Script:
"Imagine if every hour you spend scrolling social media was spent learning a skill. In one year, that skill could make you thousands of dollars. The difference between successful people and everyone else is simple: they turn their free time into income."

3. Money Loves Value

🎤 Script:
"Want more money? Stop chasing money and start creating value. The more problems you solve, the more people will pay you. Every millionaire got rich by helping others. Ask yourself: what value can I provide today?"

4. The Rich vs. Poor Mindset

🎤 Script:
"Poor people ask, 'How much does it cost?' Rich people ask, 'How much can it make me?' Change the way you think about money, and you'll change the way money comes to you."

5. One Skill Can Change Your Life

🎤 Script:
"One high-income skill can completely change your future. Video editing, graphic design, writing, coding—learn one skill, master it, and sell it. Your next source of income may be one skill away.

Diyaarad Rakaab oo ay leedahay shirkadda Yahuuda Ee "Israir Airlines" kuna sii jeeday magaalada "Ljubljana" Caasimada Da...
06/06/2026

Diyaarad Rakaab oo ay leedahay shirkadda Yahuuda Ee "Israir Airlines" kuna sii jeeday magaalada "Ljubljana" Caasimada Dalka Slovenia Ayaa si qasab ah, oo aan Qorshaha ugu jirin ugu Degtay Dalka Croatia Kadib markii Dowlada Slovenia Diiday in diyaaraddaha Israa'iil ay Soo Gallaan Hawadooda
Agaasimaha guud Shirkaddaas Oo lagu magaacabo "Uri Sirkis" ayaa ka hadlay Go'aankas Waxuuna Sheegay iney la Xidhiidho Nacaybka loo qabo Israa'iil balse Dhanka Shirkada wax Cilad ahi Ka jirin
Nimankii Koofiyad Dhuubta Gaal Islam way Cunsuriyadeyen Caruurta ay Xasuuqayaan Darteed Meel maraan bay la yahiin !!
Samiir Mohamed See less

05/06/2026

Hi**er iyo adolf maxaa naga galay🤣🤣see wax yeesheen reer putland

05/06/2026

War ilaahi diintiisa qaata;--qaanuunkaan iyo sharcigaan khariban Umadda ka daaa-qayb ka mid ah khudbadi maanta;- Sheikh Maxamed Cabdi Umal حفظه الله

inalilahi waina ileyhi raajicuun 😢.waa maalim jimco ah magaalada garisa waxaa maanta lagu tukadey 3 qof oo  uu kujiro ga...
05/06/2026

inalilahi waina ileyhi raajicuun 😢.waa maalim jimco ah magaalada garisa waxaa maanta lagu tukadey 3 qof oo uu kujiro ganacsade Adan Qayre... waxaa kasoo qeyb galey dad badan oo rag iyo dumar isugu jiro, dhamaan marxuumiintaas Alle haunaxariisto. ducada yaa laga xasdin 🙏

Address

Eastleigh

00100

Telephone

+254799269843

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Beeylah gaad posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

  • Want your business to be the top-listed Advertising & Marketing Company?

Share