Salaad Abdi Xaaji

Salaad Abdi Xaaji Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Salaad Abdi Xaaji, Media Agency, Nairobi.

24/05/2026

Hampalyo Hampalyo
24/5/2026
Waxbrsho weynin & yaraan ba malahan✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️💯💯💯💯💯

Musharax xildhiban Samafale Abdisamad 20262060
01/05/2026

Musharax xildhiban
Samafale Abdisamad 20262060

25/04/2026

Faarax & Xaliimo
Oo ku heshiin la.a falkadii jiifka

Odayaashan waxaa looga wacay mahar kadibnaWaxaan baa dhacay👇adi see u aragta arinkan🤔
24/04/2026

Odayaashan waxaa looga wacay mahar kadibna
Waxaan baa dhacay👇adi see u aragta arinkan🤔

🚨🚨🚨WAR CULUS: Dowladda Soomaaliya ayaa maraakiibta IsraIl ka mamnuucday iney maraan badda udhow Soomaaliya
23/04/2026

🚨🚨🚨WAR CULUS: Dowladda Soomaaliya ayaa maraakiibta IsraIl ka mamnuucday iney maraan badda udhow Soomaaliya

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xoojinaysa qalabaynta ciidamada lugta ee CXDS iyadoo iskaashiga kala dhaxeeyo dalka ...
23/04/2026

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xoojinaysa qalabaynta ciidamada lugta ee CXDS iyadoo iskaashiga kala dhaxeeyo dalka Turkiga uu keenay in Soomaaliya hesho gaadiid militari oo casri ah si kor loogu qaado sugidda amniga iyo fulinta hawlgallada kala duwan.

Gaadiidka casriga ayaa waxaa ka mid ah BMC Kirpi iyo BMC VURAN ayaa si gaar ah loogu adeegsadaa ilaalinta kolonyada, kormeerka, iyo gaadiidka ciidamada. Labaduba waa gaadiid gaashaaman oo loogu talagalay badbaadada askarta iyo fududeynta dhaqdhaqaaqa.

Horumarintan ayaa qayb ka ah iskaashiga militari ee Soomaaliya iyo Turkiga, kaas oo diiradda saaraya tababarka ciidamada, qalabeynta, iyo xoojinta awoodda difaaca dalka.

Hugaamiye marti loo yahey Oo martida dhaxdeyda ku hur daayo muxu Ahaay....?Walle seddex saqiir Oo Aan oghy seddex qafood...
20/04/2026

Hugaamiye marti loo yahey Oo martida dhaxdeyda ku hur daayo muxu Ahaay....?
Walle seddex saqiir Oo Aan oghy seddex qafood Oo warkoodu ku shaqeyaan Aan wada ognhy Oo madaxooda laga macaasho malaayin dollar cidey hugaaminayaan Ayaaba ka hoos eh

Waxaan salmayaa wiilasha jooga wadamada laga qadeeyo africa kuwa jooga xiligaan way hurdaan oo waaa rag aan shiid ah  ku...
20/04/2026

Waxaan salmayaa wiilasha jooga wadamada laga qadeeyo africa kuwa jooga xiligaan way hurdaan oo waaa rag aan shiid ah kuwaa qurba joogta ah ee wax haysta baan salaan gobeed salama madama kuwa africa jooga aysan xiligan soo jeedin ragga qurba joogta ahoow saalaan sare🤚

DEG DEG: 🇸🇴 🇹🇷 Somalia iyo Turkiye oo isku afgartay in Soomaaliya laga dhiso warshada sifeen doonta shidaalka Somalia (o...
19/04/2026

DEG DEG: 🇸🇴 🇹🇷 Somalia iyo Turkiye oo isku afgartay in Soomaaliya laga dhiso warshada sifeen doonta shidaalka Somalia (oil refinery) dowladda Turkiga waxay ubaahantahay dhul cabirkiisu gaarayo 20k square si mashruucaasi loo fuliyo.

Xasan Sheekh ayaa iminka kusugan Turkiga.

Taliyaha Guutada 77 ee ilaalada madaxtooyada Col Maslax Maxamed Maxamuud oo ugu Hampalyeeyey Ciidanka Xoogga dalka Sanad...
12/04/2026

Taliyaha Guutada 77 ee ilaalada madaxtooyada Col Maslax Maxamed Maxamuud oo ugu Hampalyeeyey Ciidanka Xoogga dalka Sanad guurada 66-aad ee kasoo wareegatay Aas aaskooda.

Address

Nairobi

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Salaad Abdi Xaaji posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category