Somali Designers Platform

Somali Designers Platform Somali Designers Platform waa Madal Dhiiraglineyso hal abuurka Dhalinta somaliyeed

19/02/2026

Cabsida inaa wax soo gudbin weyso Arimaha kuu keni karo


Somali Designers Platform

18/02/2026

Waqti CV Shaqo lagu raadsado wee dhamaatay

NAJIIB ALI OSOBLE


Somali Designers Platform

Somali Designers Platform  waxay ugu hambalyeneesa oo dhehesaa Ramadan mubaarak dhamaan umada muslimiinta gaar ahaan uma...
18/02/2026

Somali Designers Platform waxay ugu hambalyeneesa oo dhehesaa Ramadan mubaarak dhamaan umada muslimiinta gaar ahaan umada somaaliyeed .


Somali Designers Platform

Mahadsanidiin Team Ishaar
15/02/2026

Mahadsanidiin Team Ishaar

14/02/2026

Tv yada waa inee Hada ka dib ku xiraan shaqaalohooda inee yaqanaan xirfadaha digital ka

ustaad : Hanad Ali Guled


Somali Designers Platform

Mahadsanid Eng Eng Yuyu
13/02/2026

Mahadsanid Eng Eng Yuyu

Eng Yuyu oo kamid ahaa bandhiga Nextgen forum 2026 ayaa noo soo jediyay ciwaan cajiib ah mahadsanid Eng YuyuSomali Desig...
12/02/2026

Eng Yuyu oo kamid ahaa bandhiga Nextgen forum 2026 ayaa noo soo jediyay ciwaan cajiib ah mahadsanid Eng Yuyu


Somali Designers Platform

qeybaha dhexe ee sawirada Bandhiga Dhlinyarada Next Gen forum 2026 Somali Designers Platform
12/02/2026

qeybaha dhexe ee sawirada Bandhiga Dhlinyarada Next Gen forum 2026


Somali Designers Platform

Sawiro Panelist ga ee Bandhiga Dhlinyarada Next Gen forum 2026Somali Designers Platform
12/02/2026

Sawiro Panelist ga ee Bandhiga Dhlinyarada Next Gen forum 2026


Somali Designers Platform

Sawiro qeybta 2aad ee Bandhiga Dhlinyarada Next Gen forum 2026Somali Designers Platform
12/02/2026

Sawiro qeybta 2aad ee Bandhiga Dhlinyarada Next Gen forum 2026


Somali Designers Platform

Sawiro qeybta 1aad ee Bandhiga Dhlinyarada Next Gen forum 2026Somali Designers Platform
12/02/2026

Sawiro qeybta 1aad ee Bandhiga Dhlinyarada Next Gen forum 2026


Somali Designers Platform

Najiib Ali Osoble oo kamida dhalin yarada hal abuurka leh sidoo kele caan ka ah baraha bulshada in badan neh dhalin yada...
11/02/2026

Najiib Ali Osoble oo kamida dhalin yarada hal abuurka leh sidoo kele caan ka ah baraha bulshada in badan neh dhalin yada dhiira galiyo Ayaa noogu casuuman Barnaamij ka Bandhigga


Somali Designers Platform

Address

Kenya Nairobi
Nairobi
NO

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Designers Platform posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share