Somali Skills Platform

Somali Skills Platform Somali Designers Platform waa Madal Dhiiraglineyso hal abuurka Dhalinta somaliyeed

20/08/2026

Target-keennu waa 1500 oo dhalin yaro ah iney la kulmaan Ganacsatada iyo Bulshada qeybeheeeda kala duwan

Somali Skills Platform

15/08/2026

Somali Skills Platform waxay Tagi doonta Goobo badan oo dhalin yarada jogaan Si ay u gaarsiiso Xirfadaha Digital ka Hadaba Gobolkee Nagula Talin leheed ina ku Hormarno

0117 176818

Waxaa si Rasmi Ah u shaacineynaa Magaca Bandhiga Sanadka 2027 - Youth Innovation Summit 2027 Somali Skills Platform waxa...
02/08/2026

Waxaa si Rasmi Ah u shaacineynaa Magaca Bandhiga Sanadka 2027 - Youth Innovation Summit 2027
Somali Skills Platform waxay U shaqeysaa Dhalin yarada Jecel Xirfadaha
sanadka 2026 Waxa kasoo qeyb gashay in ka badan + 400
sanadka 2027 waxaa Yoolkeenu yahay 1,500 dhalin yaro

maka mid noqon doonta Sanadkaan bandhigga 2027

la xiriir
email ka : [email protected]
nomprka: 0117 176818

πŸ“’ Ogeysiis Muhiim ahWaxaan ku faraxsanahay inaan idinla wadaagno in π’π¨π¦πšπ₯𝐒 πƒπžπ¬π’π π§πžπ«π¬ 𝐏π₯𝐚𝐭𝐟𝐨𝐫𝐦 hadda loo beddelay Somali ...
25/07/2026

πŸ“’ Ogeysiis Muhiim ah
Waxaan ku faraxsanahay inaan idinla wadaagno in π’π¨π¦πšπ₯𝐒 πƒπžπ¬π’π π§πžπ«π¬ 𝐏π₯𝐚𝐭𝐟𝐨𝐫𝐦 hadda loo beddelay Somali Skills Platform
Magaca cusub wuxuu ka tarjumayaa himiladeenna ballaaran ee horumarinta iyo mideynta xirfadaha Soomaaliyeed.

Mahadsanidiin taageeradiinna joogtada ah. Soo dhowaada Somali Skills Platform


Somali Skills Platform

11/07/2026

Ai ga La shekeeeo inta aadan shaqo u dirsan

ustaad Caseer

Somali Designers Platform

09/07/2026

Ai Ha noqdo Tool aad adigu Adeegsato

Somali Designers Platform

06/07/2026

waxa go'ay xiriiro badan oo ka wada dhexeeyay dad is jeclaa sababta na waa AI

Ustaad Abdifatah kasim

06/07/2026

AI wuxuu ku sheega been oo kaaga dhigaa wax run u eg

ustaad abdirahman Caseer


Somali Designers Platform

06/07/2026

Ma Aaminsani In AI booska Designers ka Badali doono

Abdikadir Daadir


Somali Designers Platform

06/07/2026

Ha ku tiirsanaanin Ai ga ee isku day in maskaxdaada wax ka curiso

ustaad Eng Yuyu


Somali Designers Platform

Address

Kenya Nairobi
Nairobi
NO

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Skills Platform posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share