Qoraa Dalmar

Qoraa Dalmar Halkaan waa meesha ay ku kulmaan Aqoonta iyo Hal-abuurka, Ku soo dhowow Bogga Rasmiga ah ee Qoraa Dalmar.

Fadlan Follow dheh si aad ula socoto Buuggaag,casharo iyo qoraallo wax ka beddeli kara noloshaada, Ha gudbin ee nala saaxiib oo Follow nasoo dheh.

09/05/2026

๐†๐จ๐ ๐จ๐ฅ๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐š ๐†๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐ก๐š: ๐Ÿ‘๐ŸŽ ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง ๐ข๐ฒ๐จ ๐ˆ๐ฌ๐›๐ž๐๐๐ž๐ฅ๐ค๐š ๐ง๐จ๐ฅ๐จ๐ฌ๐ก๐š.

Soo if-Baxa Buuggan โ€‹Ma ahan kaliya buug la akhriyo balse waa hagaha nolosha cusub dhiganaha "Sidee 30 Maalin Ku Baran Kartaa Xirfad?" wuxuu dhalinyarada Soomaaliyeed u keenay jawi ay kaga gudbi karaan jahawareerka aqooneed iyo waqti lumiska isagoo u beddelay qorshe cad oo horseeda xirfad-yahanimo dhab ah.

โ€‹๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฒ ๐ƒ๐ก๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฒ๐š๐ซ๐š๐๐ฎ ๐ฎ๐ฅ๐š ๐ƒ๐ก๐š๐œ๐ž๐ž๐ง ๐ƒ๐ก๐ข๐ ๐š๐ง๐š๐ก๐š๐ง?

โ€‹๐—๐š๐ฅ๐ค๐š ๐‚๐š๐ช๐š๐›๐š๐๐š๐ก๐š ๐Œ๐š๐š๐ง๐ค๐š:

Buuggu wuxuu si cilmiyeysan u xalliyey dhibaatada ugu weyn ee dhalinyarada haysata taas oo ah "Halkee ka bilaabaa?" iyo "Sidee u joogteeyaa?"

โ€‹๐๐š๐š๐œ๐ข๐๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐’๐š๐ก๐ฅ๐š๐ง:

Ma jiraan hadallo dhaadheer oo aan micno lahayn buuggu wuxuu ku dhisanyahay tillaabooyin farsamo oo qof kasta uu ku dabaqi karo nolol maalmeedkiisa.

โ€‹๐ƒ๐ก๐ข๐ข๐ซ๐ข๐ ๐ž๐ฅ๐ข๐ง ๐๐ก๐š๐› ๐š๐ก:

Akhris kasta ka dib akhristuhu wuxuu dareemayaa awood gudaha ah oo ku riixeysa inuu gacantiisa ku shaqaysto kuna kalsoonaado kartidiisa.

โ€‹๐ƒ๐ก๐ข๐›๐š๐š๐ญ๐š๐๐š ๐ฎ๐ฎ ๐—๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ: "๐‚๐ฎ๐๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐ข๐›-๐ฎ-๐๐ก๐ข๐ ๐ข๐ฌ๐ญ๐š"

โ€‹Dhalinyaro badan ayaa la dhibaataysnaa dib-u-dhigista iyo barashada waxyaabo badan oo aan miro-dhal lahayn dhiganahan wuxuu noqday mindi af-badan oo goysa xargaha caajiska isagoo akhristaha siinaya khariidad uu ku gaaro madax-bannaani dhaqaale iyo mid aqooneed muddo kooban gudaheed.
โ€‹Ma ahan inta sano ee aad wax baraneysay ee waa inta saacadood ee aad si xooggan (Deep Work) ugu dhiirratay inaad xirfaddaada ku dhisto.

๐๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐ก๐ข๐ ๐š๐ง๐š๐ก๐š ๐…๐š๐ซ๐ซ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ฎ๐ฎ ๐ฑ๐š๐ฆ๐›๐š๐š๐ซ๐ฌ๐š๐ง ๐ฒ๐š๐ก๐š๐ฒ:

โ€‹Soo bixitaanka buuggan wuxuu calaamad u yahay kacdoon aqooneed oo ka dhex dhashay dhalinyarada waana buug loogu talagalay qof kasta oo raba inuu tartanka nolosha ee casriga ah kaga qayb galo isagoo ku hubaysan xirfad dhab ah maadaama dunida maanta lagu qiimeeyo waxaad qaban karto ee aan lagu qiimeyn kaliya waxaad akhrisay.

โ€‹๐๐š๐ซ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐Ÿ๐š๐ ๐›๐ž๐๐๐ž๐ฅ ๐ง๐จ๐ฅ๐จ๐ฌ๐ก๐š๐š๐๐š ๐จ๐จ ๐ง๐จ๐ช๐จ ๐ฆ๐ข๐ ๐ฅ๐š ๐ฆ๐š๐ก๐๐ข๐ฒ๐จ!

Fadlan Share,Like,Follow Nagu taageer

Buuggan waxa uu Diyaar kugu yahay Mogadishu
Maktabadaha kala ah:

Yalax Print
Bayaan Books
Damal Publishing And Book Shop

โ€‹








09/05/2026

.

Bandhiga bugga Side 30 Maalin Ku Baran Kartaa Xirfad?
Qoraa Yaxye Dalmar Nuur ayaa si hufan oo hab maamuuskiisa sareeya loogu soo bandhigayaa cawa

Birmad Production
โ€‹
โ€‹
โ€‹
โ€‹
โ€‹

๐‘บ๐’‚๐’˜๐’Š๐’“๐’: ๐‘ฉ๐’‚๐’๐’…๐’‰๐’Š๐’ˆ๐’ˆ๐’‚ ๐’ƒ๐’–๐’–๐’ˆ๐’ˆ๐’‚ ๐‘บ๐’Š๐’…๐’† 30 ๐‘ด๐’‚๐’‚๐’๐’Š๐’ ๐‘ฒ๐’– ๐’ƒ๐’‚๐’“๐’‚๐’ ๐’Œ๐’‚๐’“๐’•๐’‚๐’‚ ๐‘ฟ๐’Š๐’“๐’‡๐’‚๐’…? ayaa cawa si heer sare leh uga socdo bandhiggiisa xarunt...
09/05/2026

๐‘บ๐’‚๐’˜๐’Š๐’“๐’
: ๐‘ฉ๐’‚๐’๐’…๐’‰๐’Š๐’ˆ๐’ˆ๐’‚ ๐’ƒ๐’–๐’–๐’ˆ๐’ˆ๐’‚ ๐‘บ๐’Š๐’…๐’† 30 ๐‘ด๐’‚๐’‚๐’๐’Š๐’ ๐‘ฒ๐’– ๐’ƒ๐’‚๐’“๐’‚๐’ ๐’Œ๐’‚๐’“๐’•๐’‚๐’‚ ๐‘ฟ๐’Š๐’“๐’‡๐’‚๐’…? ayaa cawa si heer sare leh uga socdo bandhiggiisa xarunta Arkaan Leadership and Innovation Hub

Dhiganahani waxaa qalinka u qaatay qoraa: ๐˜๐š๐ก๐ฒ๐ž ๐ƒ๐š๐ฅ๐ฆ๐š๐ซ ๐๐จ๐ฎ๐ซ oo ah haldoor dhalinyaro ah in mudda ku howlanaa bixinta xirfada,jiheenta dhalinyaradda iyo kor u qaadida xirfadda Degitalka ah.

๐๐ข๐ซ๐ฆ๐š๐ ๐๐ž๐ž๐ ๐ฌ๐จ,๐จ๐จ ๐›๐š๐ง๐๐ก๐ข๐ ๐š๐š๐ ๐š ๐›๐ข๐ฅ๐จ.

Qoraa Dalmar
Birmad Production

โ€‹
โ€‹
โ€‹
โ€‹
โ€‹

Bandhigga Buugga"Sidee 30 Maalin Ugu Baran Kartaa Xirfad"โ€‹Waxaa caasimada Mogadishu lagu qabtay munaasabad si heer sare ...
07/05/2026

Bandhigga Buugga
"Sidee 30 Maalin Ugu Baran Kartaa Xirfad"
โ€‹Waxaa caasimada Mogadishu lagu qabtay munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu soo bandhigayay buugga dhaxal-galka ah ee
"Sidee 30 Maalin Ugu Baran Kartaa Xirfad.

Buuggan oo xambaarsan casharo muhiim u ah kobcinta garaadka iyo xirfadaha qofka ayaa soo jiitay indha aqoonyahanada iyo dhalinyarada Soomaaliyeed.
โ€‹Munaasabadda waxaa ka soo qayb galayโ€‹Masuuliyiin ka tirsan dowladda oo ku dhiiraday muhiimadda qoraalka.

โ€‹Aqoonyahanno iyo macalimiin la wadaagay ka qaybgalayaasha muhiimadda ay leedahay barashada xirfadaha casriga ah.
โ€‹Arday iyo dhalinyaro hammuun u qaba isbeddel iyo horumar.

โ€‹Shirkado hormuud u ah dalka oo dhiirigelinayay hal-abuurka qoraa Dalmar.
โ€‹Buuggani maahan kaliya qoraal, ee waa hage dhab ah oo qofka ka caawinaya inuu waqti kooban ku hantiyo xirfad cusub oo noloshiisa wax ka baddesha.

โ€‹Ma u baahan tahay nuqul ka mid ah buugga?
โ€‹Ha moogaan fursadda aad ku akhrisan lahayd mid ka mid ah buugaagta loogu akhriska badan yahay sanadkan!
โ€‹

07/05/2026

MAHADCELIN IYO AMAAN GAAAR AH

Waxaan si weyn uga mahadcelinaynaa bahda Alifyaa sida weyn noogu garab istaagtay, kana qaadatay kaalinta muhiimka ah bandhigga buugga Sidee 30 Maalin Ku Baran Kartaa Xirfad.

Waxay muujiyeen dadaal xirfad iyo iskaashi dhab ah oo ka dhigay muuqaalka iyo gaarsiinta bandhigga mid heer sare ah. Taageeradooda iyo shaqadooda joogtada ah waxay ahaayeen laf dhabarta guusha barnaamijkan.

Aad baan ugu faraxsanahay wada shaqeynta iyo xiriirka wanaagsan ee aan la leenahay, waxaanan rajeyneynaa in aan sii wadno iskaashi miro dhal ah mustaqbalka.

Mahadsanidiin Alifyaa , doorkiina lama ilaawi doono.

๐‘บ๐’‚๐’˜๐’Š๐’“๐’ ๐’’๐’‚๐’š๐’ƒ๐’•๐’‚ 1๐’‚๐’‚๐’…: ๐‘ฉ๐’‚๐’๐’…๐’‰๐’Š๐’ˆ๐’ˆ๐’‚ ๐’ƒ๐’–๐’–๐’ˆ๐’ˆ๐’‚ ๐‘บ๐’Š๐’…๐’† 30 ๐‘ด๐’‚๐’‚๐’๐’Š๐’ ๐‘ฒ๐’– ๐’ƒ๐’‚๐’“๐’‚๐’ ๐’Œ๐’‚๐’“๐’•๐’‚๐’‚ ๐‘ฟ๐’Š๐’“๐’‡๐’‚๐’…? ayaa cawa si heer sare leh uga socdo bandhig...
06/05/2026

๐‘บ๐’‚๐’˜๐’Š๐’“๐’ ๐’’๐’‚๐’š๐’ƒ๐’•๐’‚ 1๐’‚๐’‚๐’…: ๐‘ฉ๐’‚๐’๐’…๐’‰๐’Š๐’ˆ๐’ˆ๐’‚ ๐’ƒ๐’–๐’–๐’ˆ๐’ˆ๐’‚ ๐‘บ๐’Š๐’…๐’† 30 ๐‘ด๐’‚๐’‚๐’๐’Š๐’ ๐‘ฒ๐’– ๐’ƒ๐’‚๐’“๐’‚๐’ ๐’Œ๐’‚๐’“๐’•๐’‚๐’‚ ๐‘ฟ๐’Š๐’“๐’‡๐’‚๐’…? ayaa cawa si heer sare leh uga socdo bandhiggiisa xarunta Arkaan Leadership and Innovation Hub

Dhiganahani waxaa qalinka u qaatay qoraa: ๐˜๐š๐ก๐ฒ๐ž ๐ƒ๐š๐ฅ๐ฆ๐š๐ซ ๐๐จ๐ฎ๐ซ oo ah haldoor dhalinyaro ah in mudda ku howlanaa bixinta xirfada,jiheenta dhalinyaradda iyo kor u qaadida xirfadda Degitalka ah.

๐๐ข๐ซ๐ฆ๐š๐ ๐๐ž๐ž๐ ๐ฌ๐จ,๐จ๐จ ๐›๐š๐ง๐๐ก๐ข๐ ๐š๐š๐ ๐š ๐›๐ข๐ฅ๐จ.

Qoraa Dalmar
Birmad Production

 #๐‘บ๐’‚๐’˜๐’Š๐’“๐’ ๐’‰๐’๐’“๐’…๐’‰๐’‚๐’„ ๐’‚๐’‰: ๐‘ฉ๐’‚๐’๐’…๐’‰๐’Š๐’ˆ๐’ˆ๐’‚ ๐’ƒ๐’–๐’–๐’ˆ๐’ˆ๐’‚ ๐‘บ๐’Š๐’…๐’† 30 ๐‘ด๐’‚๐’‚๐’๐’Š๐’ ๐‘ฒ๐’– ๐’ƒ๐’‚๐’“๐’‚๐’ ๐’Œ๐’‚๐’“๐’•๐’‚๐’‚ ๐‘ฟ๐’Š๐’“๐’‡๐’‚๐’…? ayaa cawa si heer sare leh uga socdo bandhi...
06/05/2026

#๐‘บ๐’‚๐’˜๐’Š๐’“๐’ ๐’‰๐’๐’“๐’…๐’‰๐’‚๐’„ ๐’‚๐’‰: ๐‘ฉ๐’‚๐’๐’…๐’‰๐’Š๐’ˆ๐’ˆ๐’‚ ๐’ƒ๐’–๐’–๐’ˆ๐’ˆ๐’‚ ๐‘บ๐’Š๐’…๐’† 30 ๐‘ด๐’‚๐’‚๐’๐’Š๐’ ๐‘ฒ๐’– ๐’ƒ๐’‚๐’“๐’‚๐’ ๐’Œ๐’‚๐’“๐’•๐’‚๐’‚ ๐‘ฟ๐’Š๐’“๐’‡๐’‚๐’…? ayaa cawa si heer sare leh uga socdo bandhiggiisa xarunta Arkaan Leadership and Innovation Hub .

Dhiganahani waxaa qalinka u qaatay qoraa: ๐˜๐š๐ก๐ฒ๐ž ๐ƒ๐š๐ฅ๐ฆ๐š๐ซ ๐๐จ๐ฎ๐ซ oo ah haldoor dhalinyaro ah in mudda ku howlanaa bixinta xirfada,jiheenta dhalinyaradda iyo kor u qaadida xirfadda Degitalka ah.

๐๐ข๐ซ๐ฆ๐š๐ ๐๐ž๐ž๐ ๐ฌ๐จ,๐จ๐จ ๐›๐š๐ง๐๐ก๐ข๐ ๐š๐š๐ ๐š ๐›๐ข๐ฅ๐จ.

sponser
Birmad Production

Munaasabadda Daahfurka Buugga: "Sidee 30 Maalin Ku Baran Kartaa Xirfad?"โ€‹Waxaan ku faraxsanahay in munaasabadda weyn ee ...
05/05/2026

Munaasabadda Daahfurka Buugga:
"Sidee 30 Maalin Ku Baran Kartaa Xirfad?"
โ€‹Waxaan ku faraxsanahay in munaasabadda weyn ee lagu soo bandhigayo buuggan isbeddelka horseedaya uu qayb ka yahay marti sharaf miisaan leh oo dhanka farsamada iyo hal-abuurka digital-ka ah caan ku ah.
โ€‹
Martida Sharafta Leh โ€‹Waxaa inoo marti ah:

โ€‹Eng Omar Shariif: Maamulaha guud (CEO) ee shirkadda Kifaax Digital Service.

โ€‹Joogitaanka Eng. Omar waa fursad qaali ah oo ay dhalinyaradu kaga faa'iideysan karaan khibraddiisa ballaaran ee dhanka adeegyada dhijitaalka ah iyo horumarinta xirfadaha casriga ah.
โ€‹๐Ÿ“ Faahfaahinta Goobta iyo Wakhtiga:
โ€‹Goobta: Arkaan Leadership
โ€‹Taariikhda: 05/May/2026
โ€‹Wakhtiga: 05:00 Galabnimo
โ€‹โœ… Maxaa kugu sugaya?
โ€‹Dabbaal-degga aqoonta iyo buugga cusub.
โ€‹Is-dhexgalka dhalinyarada hanka leh iyo khubarada dalka.
โ€‹Dhiirigelin ku aaddan dhisidda mustaqbal xirfadeed oo tayo leh.

โ€‹๐Ÿ‘‰ Ku soo biir Link-ga xogta Bandhiga:
https://chat.whatsapp.com/KCyiVGyUOoBF3NLAiAS84l

Riix halkan si aad ugu biirto WhatsApp-ka
โ€‹

Munaasabadda Daahfurka Buugga: "Sidee 30 Maalin Ku Baran Kartaa Xirfad?"โ€‹Waxaan si weyn ugu faraxsanahay inaan idinku ma...
05/05/2026

Munaasabadda Daahfurka Buugga:
"Sidee 30 Maalin Ku Baran Kartaa Xirfad?"
โ€‹Waxaan si weyn ugu faraxsanahay inaan idinku martiqaadno munaasabad weyn oo lagu soo bandhigayo buuggan cusub ee isbeddelka horseedaya, kaas oo uu qoray

Dr. Abdukadir Hassan Ahmed
(CEO Anhar Online Academy).
โ€‹
Martida Sharafta Leh
โ€‹Munaasabadda waxaa inoo qaddarin doona oo qayb ka ah marti sharaf miisaan leh:
โ€‹Osman Diiriye: Isku-duwaha (Coordinator) FabLab Mogadishu.
โ€‹Joogitaanka mas'uul heerkan oo kale ah waxay dhiirigelin u tahay qof kasta oo raba inuu kobciyo xirfaddiisa iyo mustaqbalkiisa. Waa fursad qaali ah oo ay isugu imaanayaan hal-abuurka, aqoonyahannada, iyo dhalinyarada hanka leh.
โ€‹๐Ÿ“ Faahfaahinta Goobta iyo Wakhtiga:
โ€‹Goobta: Arkaan Leadership
โ€‹Taariikhda: Talaado, 05/May/2026
โ€‹Wakhtiga: 05:00 Galabnimo
โ€‹โœ… Maxaad ka faa'iidi doontaa?
โ€‹Barashada xeeladaha ugu dhakhsaha badan ee lagu barto xirfadaha cusub.
โ€‹Kula kulanka khubarada dhanka farsamada iyo hoggaanka.
โ€‹Dhiirigelin iyo dhisidda mustaqbal xirfadeed oo tayo leh.
โ€‹๐Ÿ‘‰ Ku soo biir Group-ka xogta Bandhiga:
https://chat.whatsapp.com/KCyiVGyUOoBF3NLAiAS84l

Riix halkan si aad ugu biirto WhatsApp-ka

โ€‹

Marti Sharaf Miisaan Leh & Daahfurka Buugga Cusubโ€‹Waxaan si weyn ugu faraxsanahay in munaasabadda daahfurka buugga "Side...
05/05/2026

Marti Sharaf Miisaan Leh & Daahfurka Buugga Cusub

โ€‹Waxaan si weyn ugu faraxsanahay in munaasabadda daahfurka buugga "Sidee 30 Maalin Ku Baran Kartaa Xirfad?" uu qayb ka yahay marti sharaf miisaan leh:

โ€‹Osman Diiriye
Ahna :Codineter Of FabLab Muqdhiso

โ€‹Joogitaanka mas'uul heerkan oo kale ah, waxay dhiirigelin weyn u tahay qof kasta oo hiigsanaya horumarka iyo dhisidda mustaqbal xirfadeed oo tayo leh. Waa fursad qaali ah oo ay isugu imaanayaan hal-abuurka, aqoonyahannada, iyo dhalinyarada hanka leh ee u taagan hoggaaminta iyo horumarka dalka.
โ€‹Ku soo biir galab ay aqoontu tahay martida kowaad!

โ€‹๐Ÿ“ Goobta: Arkaan Leadership
โ€‹๐Ÿ—“ Taariikhda: 05/May/2026
โ€‹๐Ÿ•” Xilliga: 05:00 Galabnimo
โ€‹Ha moogaan fursaddan aad ku beddeli karto qaabka aad wax u barato iyo mustaqbalkaaga xirfadeed. Na soo raac si aan si wadajir ah ugu dabbaal-degno aqoonta.

โ€‹๐Ÿ‘‰ Ku soo biir Link-ga xogta Bandhiga Buugga:
https://chat.whatsapp.com/KCyiVGyUOoBF3NLAiAS84l

โ€‹

Address

Nairobi

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qoraa Dalmar posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share