Wll hassan

Wll hassan Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Wll hassan, Nairobi.

24/05/2026

Yaab

24/05/2026
24/05/2026

Dagaal

22/05/2026

Ilahey haku cafiyo wlll

22/05/2026

Subxaanalaah

Xayaat party oo oo Faraxasan Farxada wajigaada alle hakuu siyaadiyo iyo caafimaad dhameystiran Muqaalka commentiga Ka eg
21/05/2026

Xayaat party oo oo Faraxasan Farxada wajigaada alle hakuu siyaadiyo iyo caafimaad dhameystiran Muqaalka commentiga Ka eg

Fanaanada Ayaan Wadani oo Caawa Taarikh dhigtay Muqdisho si weyna loo maamusay.Fanaanada waxaa la gudoonsiiyey Gaari TX ...
19/05/2026

Fanaanada Ayaan Wadani oo Caawa Taarikh dhigtay Muqdisho si weyna loo maamusay.

Fanaanada waxaa la gudoonsiiyey Gaari TX oo uultima ah, 30kun oo dollar iyo 300gram oo dahab ah.

kadib heestii caanka noqotay ee hawiye mudanaa u ahay hiraabna milgaan u ahay Mudulood Hormuudbaan u ahay waxaa mudulood ay go,aansadeen in ay fanaanada maamusaan.

Horay fanaan sidaan ma loo sharfay?

◾️Is barbar dhiga Ciidanki muslimiinta iyo kuwi gaalada ee dagaalakii mu'tah◾️Arinta la yaabka leh waxay tahay dagaalkan...
18/05/2026

◾️Is barbar dhiga Ciidanki muslimiinta iyo kuwi gaalada ee dagaalakii mu'tah

◾️Arinta la yaabka leh waxay tahay dagaalkan muslimiinta ayaa guulaystay 🤯

➡️ Sirtu waa Khaalid binu waliid, Generalka Guulaha 🫡

Address

Nairobi

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wll hassan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share