16/04/2026
๐ฆ๐ผ๐ฐ๐ถ๐ฎ๐น ๐ ๐ฒ๐ฑ๐ถ๐ฎ ๐ ๐ฎ๐ฟ๐ธ๐ฒ๐๐ถ๐ป๐ด ๐ณ๐ผ๐ฟ ๐๐๐๐ถ๐ป๐ฒ๐๐๐ฒ๐
Tababar muhiim ah oo ku saabsan โSocial Media Marketing for Businessesโ ayaa caawa loo qabanayaa qaar ka mid ah ganacsatada magaalada Burco, kuwaas oo h**e uga qayb qaatay xog-ururin ay samaysay Shirkadda HitDesigns.
๐ง๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐ฟ๐ธ๐ฎ๐ป ๐๐ฎ๐
๐ฎ๐ฎ๐ฑ ๐ธ๐ ๐ฏ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ป ๐ฑ๐ผ๐ผ๐ป๐๐ฎ๐ฎ:
โ๏ธ Sida ganacsigaaga uga dhigi lahayd mid muuqda baraha bulshada
โ๏ธ Sida aad u soo jiidan lahayd macaamiil cusub
โ๏ธ Sida aad u kordhin lahayd iibka adigoo adeegsanaya suuq-geyn casri ah
Tababarkan waxa uu ku salaysan yahay xog dhab ah oo laga soo ururiyey ganacsatada, si loo bixiyo xalal wax ku ool ah oo si toos ah uga jawaabaya baahiyaha suuqa.
๐๐๐๐ช๐ - ๐๐ฎ ๐๐ฒ๐ฒ๐ด๐ถ๐ป!
๐
Date: April 16, 2026
โฐ Time: 6:30 PM
๐ Goobta: Dhamac Hub, Dabaqa 3aad ee Sagal Jet - Haybta Sare
Ka faaโiidayso fursaddan maanta, kuna tallaabo horumar cusub!