Updy wahab turyare

Updy wahab  turyare somalia
english

Garsooraha soomaliyeed cumar cartan ayaa laga soo ciliyay dalka marekanka ayadoo lagu soo celiyay isla diyaaradii uu saa...
08/06/2026

Garsooraha soomaliyeed cumar cartan ayaa laga soo ciliyay dalka marekanka ayadoo lagu soo celiyay isla diyaaradii uu saarnaa

07/06/2026

Xildhibaan cabdow oo kahadlay culimada soomaliyeed

07/06/2026

Madaxweenayaashii h**e Maxamed cabdullahi farmajo iyo shikh sharif shiikh axmed oo war kasoo saaray xaalada dalka

07/06/2026

Macalin mahdi iyo himila qaran maxaa kala heesta

Deg-Deg:-Madaxdii H**e ee Dalka Maxamed Cabdullahi Farmaajo Iyo Shariif Shekh Axmed ayaa Goordhaw warbahinta kula Hadlay...
06/06/2026

Deg-Deg:-Madaxdii H**e ee Dalka Maxamed Cabdullahi Farmaajo Iyo Shariif Shekh Axmed ayaa Goordhaw warbahinta kula Hadlaya Xarunta Xisbiga Shekh Shariif ee Himilo Qaran

06/06/2026

Waxyaabaha lala yaabo waxaa kamida nin guri inoo galo loo diidanyahy ee hadana sheeganaayo in uu ku soo bandhigaayo hub uu kasoo qabtay isla gurigaa

DEG DEG: Ciidan Ka tirsan Dowladda Soomaaliya ayaa si xoog ah ku galay Hoteelka Elite ee xeebta Liido oo uu leeyahay Was...
06/06/2026

DEG DEG: Ciidan Ka tirsan Dowladda Soomaaliya ayaa si xoog ah ku galay Hoteelka Elite ee xeebta Liido oo uu leeyahay Wasiirkii h**e ee Amniga Cabdullaahi Maxamed Nuur.

Ciidankaan ayaa hubkii ka qaaday Ilaalada Hoteelka islamarkaana u gudbay qeybaha kale ee Hoteelka iyagoo sheegaya in ay hub sharcidaro ah yaalo

Madaxweenihii h**e Maxamed cabdullahi farmaajo oo hada gaaray guriga sharif sheikh Ahmed asagoo uga tacsiyeenaayo weerar...
06/06/2026

Madaxweenihii h**e Maxamed cabdullahi farmaajo oo hada gaaray guriga sharif sheikh Ahmed asagoo uga tacsiyeenaayo weerarkii lagu qaaday hooygii uu kadaganaa mirinaayo

05/06/2026

Doowlada oo biloowday fulinta heshiiska kana saareesa ciidamadii ee dul dhigtay hooyga oo u guuray madaxweenihii h**e shariif shiikh Ahmed

05/06/2026

Madaxweenihii h**e shariif shiikh Ahmed oo kulan la leh shuute iyo taliyaha ciidamada xooga iyo odayaal dhaqameed

Address

Street 12
Nairobi
00100

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Updy wahab turyare posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share