Racdheere community

Racdheere community ABTIRKA BEESHA RACDHEERE – WAYTAAN JIDLE
■Cashar Maxamed
■Jabra Iil Maxamed
■Aamin Maxamed
■Cabdale Maxamed
■Rooble Maxamed
■Afrax Maxamed

Haddii ka dib ruux u dhashay beesha Racdheere community  lagu xidhi maayo liibiyaMaadaama ayagu safiir loogu magacaabay ...
14/06/2026

Haddii ka dib ruux u dhashay beesha Racdheere community lagu xidhi maayo liibiya
Maadaama ayagu safiir loogu magacaabay dalkaasi

03/06/2026

Reerkaani racdheere xitaa yaxaaskii maalin xoolo ka cuna ma daayaan illaa ay nafta dhaafiyaan

Degmada Mustaxiil
Gugundhabe Community

28/05/2026
21/05/2026

Codka bulshada Degmada Mustaxiil waa musharaxa Xisbiga barwaaqo ee dr Abdirauf Ahmed Hassan habeen iyo maalinba maanta iyo berriba.
Hala doorto xisbiga barwaaqo wuxu inoo horseedaya .
✔️ Midnimo iyo wadajir
✔️ Shaqo abuur iyo taageerada dhalinyarada
✔️ Nabad iyo xasillooni waarta
✔️ Maamul daahfuran oo shacabka u adeega
🗳️ Mustaxiil ha doorato horumar iyo isbedel!
🌱 Barwaaqo waa rajada shacabka!
🤝





Doorashada golaha deegaanka degmada Beledweyne ma ahan sidii midka federaalka ruux beesha u dhashay meelwalba uu ka yima...
26/04/2026

Doorashada golaha deegaanka degmada Beledweyne ma ahan sidii midka federaalka ruux beesha u dhashay meelwalba uu ka yimaado yu tartamo karo kursigaaan reerka degmada beesha ka degen ayaa kaliya ayaanu tartamo karo xisbiyadana way ogyihiin waaana lala socodsiiyay yaanan waqtiga idinka lumin walaalyaal

  RACDHEERE jidle Muran kuma jidho midkaan Racdheere community
14/03/2026

RACDHEERE jidle
Muran kuma jidho midkaan


Racdheere community

Hadii reerku kula jiro cidi waxba kaa tari maysoRacdheere community
13/03/2026

Hadii reerku kula jiro cidi waxba kaa tari mayso
Racdheere community

Bullaco maxaa idinka galay Jagi iyo furug iyo Bullaco qoydo hiiraanWaa dhul racdheere
28/02/2026

Bullaco maxaa idinka galay
Jagi iyo furug iyo Bullaco qoydo hiiraan
Waa dhul racdheere

Kan qabiil xanbaarsan
Dadka kala xigtaysta
Xeerarkiyo dastuurkiyo
Xoolaha dadweynaha
Xayndaafay keligiis
Ninka maanta leh jidle iska daaye dalcowstire warkiisa haba sheegin cadde cidaa Degmada Mustaxiil mawada lahan Xildhibaan ma noqon maro
Nin ciilan Xildhibaan ma noqon karo
Nin xanuusan Xildhibaan ma noqon karo
Nin dadka tuugsada Xildhibaan ma noqon karo

Xildhibaan degmada waa xildhibaan Dr Abdirauf maanta iyo beriba
Gugundhabe Community

Xildhibaanku dhaarta kaliya u harsantahay    Racdheere community
19/02/2026

Xildhibaanku dhaarta kaliya u harsantahay



Racdheere community

Hadaanu nahay beelwaynta Racdheere community  ee gobolka shabeele waxaa si mug iyo miisaan leh codkeena ku taageeereenaa...
16/02/2026

Hadaanu nahay beelwaynta Racdheere community ee gobolka shabeele waxaa si mug iyo miisaan leh codkeena ku taageeereenaa Dr abdirauf Ahmed Hassan inuu nagu matalo Labada Gole ee heer deegaan golaga harci dejinta iyo midka fulintuba

Racdheere iyo saleebaan cadde marka h**e ul iyo diirkeeda ayay ahaayeen meelna ku kalama hadhaan


Caanka Mustaxiil
Degmada Mustaxiil

Address

Nairobi

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Racdheere community posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share