Gurey

Gurey “🎬 AI Videos Every Day
📚 History • Facts • Stories
🤖 Powered by AI Creativity
🔥 Follow Smart Media”

Zlatan Ibrahimović waxa uu world Cup kan ku leeyahay sheeko cajiib ah.Aabihii waxa uu kasoo jeeda Bosnia and Herzegovina...
29/06/2026

Zlatan Ibrahimović waxa uu world Cup kan ku leeyahay sheeko cajiib ah.
Aabihii waxa uu kasoo jeeda Bosnia and Herzegovina
Hooyadina waxa ay kasoo jeeda Croatia
Isaguna waxa uu kusoo koray sweden hadana waxa uu jooga US.
Hadaba waa tan sheekada cajiib ahi.
Afartaa wadan kuligood world Cup ayay ciyaarayaan waliba dhamaatood waxa ay kasoo gudbeen heerka group stage ka.

Wadankeena somaliyana waligii world Cup iska daaye african Cup of nation ma usoo bixin inuu ciyaaro iskaba daaye cajiib somaha.

26/06/2026
26/06/2026

Ma hadli kartid hsdaadan laandheere ahayn ayay maraysaa cajiib

26/06/2026

Waa in sida ugu dhakhsiyaha badan loosoo daaya sacdiyo bajaaj

25/06/2026

Noloshaa lagu qabtay odayga

23/06/2026

Ninka aan shaqada ka sugayno xasan yuu jodariga u firaasha 😂

22/06/2026

Sanduuqii yaabka lahaa

16/06/2026

I got over 14,000 reactions on my posts last week! Thanks everyone for your support! 🎉

12/06/2026

khiyaanadii yaanyada part 1

Address

112street
Nairobi
00100

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gurey posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share