Dirshe media

Dirshe media welcome dirshe media follow me

14/07/2026

GABDHO YARYAR OO KU FANAYO SOMALINIMADA🇸🇴 IYO CALAMAKA OO KAHADLAY !
゚viralシ

14/07/2026

GABAR DACWEYDAY HOOYADED IYO AABEHED

14/07/2026

Dodokadhexeysay somali🇸🇴 iyo usa 🇺🇸 saki binu xaji

13/07/2026

Wafdi ka socday Urur Siyaasadeedka Cadaaladda iyo Midnimada ee Tiir ayaa gaaray magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud.

12/07/2026

Odayaasha Habaraji Cayr oo Mahad Salaad u Diray Fariin: 'Reer Guriceel Fidno Ha u Horseedin'"

03/07/2026

Taliyaha NISA, Mahad Salaad ayaa 10,000 oo dollar oo abaalmarin ah u ballanqaaday saraakiisha iyo ciidamada haddii ay soo qabtaan maleeshiyaadka hubeysan ee dadka u dila aanooyinka qabiilka.

29/06/2026

Jabara oo kahadalay arinta waziir shabalasah iyo soomali gamer

28/06/2026

Haka sarto 😂

Guddiga Imtixaanka Qareennimada ee sanadka 2026 wuxuu ogeysiinayaa dhammaan musharrixiinta u fariisanaya imtixaanka in m...
28/06/2026

Guddiga Imtixaanka Qareennimada ee sanadka 2026 wuxuu ogeysiinayaa dhammaan musharrixiinta u fariisanaya imtixaanka in maalinta Khamiista ah oo ay taariikhdu ku beegan tahay 02/07/2026 Saacaduna tahay 08:30 Subaxnimo loo fariisan doono imtixaaanka xirfadda Qareenimada ee 2026, iyada oo goobta lagu galayo imtixaanka loo asteeyey in ay noqoto Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed gaar ahaan xarunta KM4 (21 October).

Hadaba dhammaan Murashaxiinta ka qeyb galaya imtixaanka xirfadda qareenimo ee 2026 waxaa la ogeysiinayaa in ay ilaaliyaan waqtiga loo asteeyay imtixaanka ee sare xusan.

28/06/2026

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka UK ayaa hambalyo ku aadan dabaaldegga maalmaha Xorriyadda u diray Umadda Soomaaliyeed.

Address

Kenya �
Nairobi

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dirshe media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share