Fursad Ganacsi caalami ah nuuca ganacsiga siga network marketing

  • Home
  • Kenya
  • Nairobi
  • Fursad Ganacsi caalami ah nuuca ganacsiga siga network marketing
Call

Fursad Ganacsi caalami ah nuuca ganacsiga siga network marketing Haddii aad daneeneyso in dhaqaale xoriyadeed iyo waqti xoriyadeed aad gaarto nagu soo biir

12/05/2026

Ma is weydiisay sababta dadka qaar ay u helaan caafimaad iyo lacag isku mar, halka qaar kale ay u dhibtoonayaan?
​Sirta waxay ku jirtaa Nidaamka TIENS! Waxaan furay koox cusub oo aan ku magacaabay TIENS SUCCESS GIANTS. Waxaan rabaa dad aan iskaashano si aan noloshooda u bedelno sanadkan.
​Ma u baahan tahay inaad ogaato sida ay u shaqayso?

NAGALA SO XARIIR whatsap
πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡
Wa.me/+252 61 2749973

β€’β€’| SHARE DHEH WLL. Hadadan u bahnyn. Si bulshada. U bahan ay ugu faidystaaa

22/03/2026

πŸ—£FURSAD GANACSI❕
__Fursad shaqo-abuur iyo hanti-abuurba ah --
(Entrepreneurship Opportunity)

➑️Ma doonaysaa inad noqoto ganacsade saameyn weyn ku leh caalamka?
➑️Ma'doneysaa inad hesho asxab ganacsi wadaag aad tihiin?
➑️Ma'leedahay hadaf ah inad xaqiijiso mustaqbalkaga sida inad taajirto?
➑️Ma'leedahay hadaf unn aad si daran u rabto inad xaqiijiso.

F.G: kuma xirna fursadan nidamka ganacsiga ah ka faaideysigeda waxyaabahan:-
β—‡Ganacsade inad horay u eheyd
◇️Aqoon inad leedahay
◇️Da'dada inta ay tahay
◇️Jinsigaga(rag ama dumar)
◇️Shaqsiyada aad tahay

Hadaba si aan kugu xirno xarumahena oo warbixin buuxda u hesho InshaAllah...

NAGALA SO XARIIR whatsap
πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡
Wa.me/+252 61 2749973

β€’β€’| SHARE DHEH WLL. Hadadan u bahnyn. Si bulshada. U bahan ay ugu faidystaaa

29/01/2026

FURSAD GANACSI OO CAALAMI AH – NETWORK MARKETING! πŸŒπŸ’ΌπŸ”₯

Ma dooneysaa fursad kuu horseedaysa dakhli dheeri ah iyo xorriyad dhaqaale? Hadda waa waqtigii aad ku biiri lahayd ganacsiga Network Marketing, fursad kuu suurtagelinaysa inaad dhisto ganacsi adiga kuu gaar ah, adigoo helaya:

βœ… Dakhli joogto ah – Waxaad dhisaneysaa ilo dhaqaale oo waara.
βœ… Waqti iyo Xorriyad – Ka shaqee meel kasta, xilli kasta!
βœ… Kobac shaqsiyeed iyo xirfadeed – Baro xirfado cusub oo kaa caawinaya guusha.
βœ… Nidaam lagu guuleysto – Hel tababar iyo taageero dhamaystiran.
βœ… Shabakad Caalami ah – La shaqee dad karti iyo firfircooni leh.

Haddii aad tahay qof rajo iyo hiigsi leh, oo diyaar u ah inuu noloshiisa isbeddel ku sameeyo, waa fursadaadii! πŸ†

Ku biir hadda oo billaaw safarkaaga ganacsi! πŸ…πŸ‘‡
FUR SADAAN_QAALIGA ?
πŸ‘ŽπŸ‘ŽπŸ‘ŽπŸ‘ŽπŸ‘ŽπŸ‘ŽπŸ‘ŽπŸ‘ŽπŸ‘ŽπŸ‘ŽπŸ‘ŽπŸ‘ŽπŸ‘ŽπŸ‘ŽπŸ‘Ž
/+252 61749973

- - - - - - - - - - - - Everyones Palace

Address

Nairobi
00100

Telephone

+252619933968

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Fursad Ganacsi caalami ah nuuca ganacsiga siga network marketing posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share