06/08/2026
Dhal-Fanaan: Hodan Axmed Cali Cigaal.
Aabe: Axmed Cali Cigaal,
Hooyo: Khadra Daahir Cige.
Gabadhaan ayaa kasoo jeedaa qoys iyo laba qof oo saameyn wayn ku leh fanka Soomaalida sidoo kalena aad looga yaqaan meel walba oo ay Soomaali degto, labadoodaba naxariistii janno Alle hasiiyo.