Sowda Qaalib

Sowda Qaalib Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Sowda Qaalib, Social Media Agency, Nairobi.

22/05/2026
Inad xaaskaga ku faanto garab aad u noqoto xaalad walbo & meel kasta waa geesinimo ✊🙏.Ilaahow wad awooda walashena lixaa...
21/05/2026

Inad xaaskaga ku faanto garab aad u noqoto xaalad walbo & meel kasta waa geesinimo ✊🙏.

Ilaahow wad awooda walashena lixaadkeda u so celi ❤️🤲.

21/05/2026

Su aaal horta dadka maxa looraadiyaa xumantoda hala isheego

20/05/2026

LAYAAB RIYADII......

20/05/2026

Subxanalahaas kiisgii igu xumaaa Abid

Ma ogtahay in haddii aad 100 quraanjo oo madow iyo 100 quraanjo oo gaduud ah hal weel ku wada raddo, inay inta badan si ...
19/05/2026

Ma ogtahay in haddii aad 100 quraanjo oo madow iyo 100 quraanjo oo gaduud ah hal weel ku wada raddo, inay inta badan si nabadgelyo ah ku wada noolaan karaan? Laakiin haddii aad weelkaas si xoog leh u ruxdo, waxay durbadiiba bilaabayaan inay isku jeedsadaan oo ay is dilaan. Quraanjada gaduudan waxay u arkaysaa tan madow inay tahay cadow, tan madowona waxay u arkaysaa tan gaduudan inay cadow tahay. Si kastaba ha ahaatee, cadowga dhabta ah waa qofka ruxaya weelka.

Waxa dhab ahaan la mid ah ayaa ka dhaca bulshada dhexdeeda. Ka hor inta aynaan isku jeedsan oo aynaan is dhex jabin, waa inaan istaagnaa oo is weydiinnaa: Waa qofma kan ruxaya weelka?

maxaa kaga kaga baxay warkaas

"Gabadh kamid eh dadka halkaan ku xiran ayaa naga codsatay in aan umadda Soomaaliyeed duco u weydiino hoyadeed oo in mud...
18/05/2026

"Gabadh kamid eh dadka halkaan ku xiran ayaa naga codsatay in aan umadda Soomaaliyeed duco u weydiino hoyadeed oo in mudo ah xanuunsan.

"Caawa waxeey marti nooga tahay duco kaliya nagama rabto wax lacag eh hooyadaan Soomaaliyeed ilaaheey dartiis aan ugu duceyno in ilaahay cafimaad taam ah siiyo.

Address

Nairobi

Telephone

+68629039

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sowda Qaalib posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share