Maazim Films

Maazim Films Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Maazim Films, Media Agency, Nairobi.

04/06/2026

Mancha Allah Lamaana Cajiiba.

04/06/2026

Mujaahid Dhago Wayne

03/06/2026

Dar daraan Cajiiba Weeyi Alle Ha Barakeeye

27/05/2026

Maayir Ku Xigeenka Caasimada Hargeisa Oo La Ciiday Qaar Ka Mida Shacabkiisa

27/05/2026

Mayir H**e Maxamed Amiin Iyo Shacabkiisa Oo Wadda Ciiday.

27/05/2026

Maayirkii H**e Gabiley Maxamed Aamiin.

25/05/2026

Agaasimaha Madaxtooyada Gabiley

25/05/2026

Maayirka Maanra Gabiley U Shidantahay

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Shaqada, Arrimaha Bulshada iyo Qoyska JSL, Eng. Maxamed Cilmi Xuseen, ayaa waraysi uu siiy...
21/05/2026

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Shaqada, Arrimaha Bulshada iyo Qoyska JSL, Eng. Maxamed Cilmi Xuseen, ayaa waraysi uu siiyey TV-ga Qaranka kaga hadlay kulan muhiim ah oo ka qabsoomay Aqalka Baarlamaanka Britain.

Wasiir Ku-xigeenka ayaa sheegay in kulankaasi ay kasoo qayb galeen maalgashato, madax iyo marti sharaf kala duwan, isaga oo xusay in shirkaasi uu si weyn uga turjumayey muhiimada iyo qiimaha ay Somaliland ku leedahay dhinacyada horumarka, maalgashiga iyo iskaashiga caalamiga ah.

Sidoo kale, Wasiir Ku-xigeenka ayaa uga mahadnaqay Safaaradda Somaliland ee UK doorka ay ka qaadatay qabanqaabada iyo hirgelinta kulankaasi muhiimka ah.

Eng. Maxamed Cilmi Xuseen ayaa tilmaamay in kulamada noocan ahi ay xoojinayaan xidhiidhka Somaliland la leedahay beesha caalamka isla markaana ay fure u yihiin dhiirrigelinta maalgashiga iyo horumarka dalka.

19/05/2026

Somaliland

Address

Nairobi

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maazim Films posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category