18/02/2026
Page kaan waxa uu warbixino muhiim ah ka qori doonaa Murulle reerka la dhaho ee xamar D**o arimahooda Siyaasadda iyo matallaadda kursiga uu ugu fadhiyo xildhibaanka Jidle ee lagu magacaabo Xildhibaan Mohamed Abdullahi Hassan oo ku magac dheer nuux waxa uu ugu qabtay kursigaas isagoo ku fadhiyo muddo gaareyso 15 sano waqti ku dhaw...
Wixii aragtidaada ah nala soo wadaag adigoo mahadsan.