Caddey Ina Dahir yarre

Caddey Ina Dahir yarre waxaa iskaleh bahada jaceylka

Shumac360
28/12/2024

Shumac360

𝐆𝐫𝐚𝐧𝐝 𝐖𝐞𝐥𝐜𝐨𝐦𝐞
🌟 Wᴇʟᴄᴏᴍᴇ ᴛᴏ Sʜᴜᴍᴀᴄ360﹗ 🌟
We’re thrilled to announce the official launch of Shumac360! 🎉 Your go-to destination for graphic design, digital marketing, web designand Social media managment services.

Let’s bring your vision to life and take your brand to new heights. Stay tuned for exciting updates and BIG surprises! 🚀

15/10/2024

Abdinasser Soo Salaam 🫣

Isbitaalada Waqooyi Bari Kenya Oo Noqday Furinta H**e Ee Dagaalka Al-Shabaab
27/09/2018

Isbitaalada Waqooyi Bari Kenya Oo Noqday Furinta H**e Ee Dagaalka Al-Shabaab

Taliska ciidamada milateriga ee dalka Kenya ayaa amar ku bixiyay in isbitaallada iyo xarumaha caafimaadka ee ku yaalla Gobolka Waqooyi-bari iyo gobolka xeebta ee dalkaas aysan daaweynin dadka qaba dhaawacyada rasaasta.

27/09/2018

Wasiir ka tirsan Xukuumada Kheyre & Taliyeyaasha Ciidamada oo Hortagaya Baarlamaanka

26/09/2018

Hay.ada Qaxootiga Aduunka oo Norway ka dalbatay in dib u dajin u sameyso 5,000 kun oo qaxooti ah.

26/09/2018

Jimmie Åkesson oo Sheegay in Xisbiyada Alliancen aysan Heynin badalka dhismaha Dowlad Cusub.

26/09/2018

Itoobiya Oo Si La Fileyn Ula Dhaqantay Saraakiil Xabsi Ku Jiray & Go’aankii Soo Baxay

Ruushka Oo Labo Arin Kaga Farxisey Soomaaliya Xilli Dawlada Qatar Iyaguna Ballan Qaadeen….
26/09/2018

Ruushka Oo Labo Arin Kaga Farxisey Soomaaliya Xilli Dawlada Qatar Iyaguna Ballan Qaadeen….

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Danjire Axmed Ciise iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo ka qeyb-galaya Shirka 73-aad ee Qaramada Midoobay ee ka socda Magaalada New York ee dalka Mareykanka ayaa halkaasi kulamo kula qaatay Madax kala duwan...

DEG DEG: Kulankii Maanta Baarlamaanka Oo Buuq Ka Dhashay Laguna Kala Tegay
26/09/2018

DEG DEG: Kulankii Maanta Baarlamaanka Oo Buuq Ka Dhashay Laguna Kala Tegay

Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa waxay maanta kulan ku yeelan lahaayeen Magaalada Muqdisho Ee Caasimada Soomalaiya ayaa baaqday,iyadoo Buuq uu dhacay.

26/09/2018

WAR CUSUB: Madaxii Maaliyada Shabaab Oo La Dilay [Howlgal Qorsheysan+Magaciisa]

Nabadoon Caan Ka Ah Puntland Oo Lagu Toogtay Garowe & Kacsanaan Jirta
26/09/2018

Nabadoon Caan Ka Ah Puntland Oo Lagu Toogtay Garowe & Kacsanaan Jirta

Sida la xaqiijiyey waxaa lagu toogtay maanta Magaalada Garowe Nabadoon Caan ka ahaa Deegaanada Puntland oo lagu magacaabo Haariye.

23/09/2018

Qarax Ka Dhacay Wadada Xeebta//Shabaab Oo Sheegtay Mas’uuliyada Weerarkaas

Address

Seoul
Seoul
000000

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Caddey Ina Dahir yarre posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share