Abdimajid Mo

Call Contact the business

Abdimajid Mo Majka Analyst

03/10/2026

Beenaha faafay waxaa kamid ah garoonka Etihad waa faaruq taageerayaal badan ma jogan

Halkan ka daawo garoomada fans ka ugu badan soo xaadiraan iyo kuwa kuraasta ugu badan ka maqan yihiin kooxaha top6 ku ekeeyay.

01/10/2026

Carab wax ka indha adag malahan premier league ga yaaban waxayna u egyahay in laga hoos bixi doono😂

30/09/2026

Makula tahay koox loo sheegay in la dhaa dhicinaayo 400m ka badan suuqa ku bixineeso? Maxaa kaaga baxay qodobadaan?

29/09/2026

Maxay tahay eedeymaha lagu helay manchester city sida ay sheegeen premier league ga?

29/09/2026

Dad meeshaan iigu jiro marka videos soo duubo lee soo buuxsamaan marka warbixin qoraal ah so galiyo Kaalay sheeg meesha ay aadeen😂😁

Videos ki u danbeeyay isku dar 100k ka badan daawatay laakin qoraalka /10 xitaa ma dhamo

Barasho wanaagsan 😁

Daanyeerow iyo xulkiisa Germany waxaa 1-0 garoon kooda ugu garaacay xalay xulka yar ee Greece😂In la hilmaamay uu umaleey...
28/09/2026

Daanyeerow iyo xulkiisa Germany waxaa 1-0 garoon kooda ugu garaacay xalay xulka yar ee Greece😂

In la hilmaamay uu umaleeyay odayga Labo game uu qabtay 1 dhibic laga wataa

27/09/2026

Yarki laga soo waalay David ornestein Baxar uu ku jiraa! Xitaa premier league ga buuqan soo Gali karo Maadama uu leeyahay ayaga I galiyay😂

27/09/2026

Eedeymaha man city loo heysto ka mid tahay sidee 44 passes iskugu dhiiban kartaan 😂😁

Goat kan Meel uu mute ka galay ee saxaafadaha ingiriiska isku maqiiqayaan waa sababta happy u ahay oo aan u aaminay stat...
27/09/2026

Goat kan Meel uu mute ka galay ee saxaafadaha ingiriiska isku maqiiqayaan waa sababta happy u ahay oo aan u aaminay statement gi khaldoon.

Waxaa Macqul ah in David Ornestein case lagu soo oogo balaayo uu faraha la soo galay 😂

26/09/2026

Sida Shalay idiin sheegayba premier league ga iyo dulmanayaasha kale buuq sameysanayeen

Libaaxi Khaldoon ahaa wuu so hadlay

Address


3956NB

Telephone

+252685823704

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdimajid Mo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abdimajid Mo:

Shortcuts

  • Want your business to be the top-listed advertising & marketing company?

Share