GOLE

GOLE SOODHAWAADA ASXAABTA

Reysal wasaarayaashii soo maray dalka
25/01/2026

Reysal wasaarayaashii soo maray dalka

HAMBALYO!!Waxan halkan Hambalyo ugu dirayaa dhaman dhalin yarada wilal iyo gabadho naftooda u huraya in aan nabad iyo ho...
01/08/2025

HAMBALYO!!
Waxan halkan Hambalyo ugu dirayaa dhaman dhalin yarada wilal iyo gabadho naftooda u huraya in aan nabad iyo horumar ku gaarno 27 sanadod dhamaantii waad ku mahadsanidtihiin intii dhimatay Allah u naxaristo inta dhawacanahay ha caafiyo dhiigina ayaanu heerkas ku soo garney sanado badan ku waara badhaadhe iyo barwaaqo dhamaan reer puntland..

23/02/2025

Ishii bugtaay ku bikaacso
War heedhee meeshaan rag waa kala tagay guul iyo gobonimo geesiyada puntland quwada geeska africa cadawgiin hajabo

06/02/2025

Hambalyo hambalyo dhamaan ciidanka geesiyada ah ee reer puntland iyo shacabkayaga qiimaha badan iyo dowladaba waxaan ugu hambalyaynayaa sida dhiirananta geesinada leh ee ay uga guuleysteen khawaarijta daacish kuso duushay dadkeena iyo dalkeena iyo diinteenaba waxaa ini xusi doonta taariikha bari iyo tan maantaba intii dhimatay allaah ha unaxariisto geeri sharaf leh bay ku dhinteen inta inaga dhaawaca ahna ilaahay caafimaad taam ah hasiiyo.

07/09/2024

Xiddigaha ninkii kala yaqaan iga xisaab roone

Nin xareystay geel xero kabadan xoolo iga roone

Ninka xarafka xaashida ku dhigi iga xudduud roone

Maskoo xiimi xoodhida nin qaban iga xiniin roone

Xabadd qabata mooyee libaaxa meel xarshina jiifa

War aarkaa nin xoodaamiyaa xeelad iga roone

Ereyga xoodhi / xoodhida maxaa laga wadaa af-soomaaliga dadkii yaaqaanay meeye.

Safar salaama
17/07/2024

Safar salaama

Happy new year 1446
07/07/2024

Happy new year 1446

๐Ÿ’Hambalyo meher wacan ๐Ÿฅฐ ููŽุจูŽุงู’ุฑููƒู’ ุฅูู„ูŽู‡ููŠู’ ุฒูููŽุงู’ูู‹ุง ุณูŽู†ูŽุงู’ ู„ูุดูุจู’ู„ูŽูŠู’ู†ู ุฑูŽู‚ูŽุงู’ ุณูŽู…ูŽุงู’ุกูŽ ุงูŽู„ู’ุนูู„ูŽุงู’๏บ‘๏บŽ๏บญ๏ป™ ๏บ๏ปŸ๏ป ๏ปช ๏ปŸ๏ปœ๏ปค๏บŽ ๏ปญ๏บ‘๏บŽ๏บญ๏ป™...
20/04/2024

๐Ÿ’Hambalyo meher wacan ๐Ÿฅฐ

ููŽุจูŽุงู’ุฑููƒู’ ุฅูู„ูŽู‡ููŠู’ ุฒูููŽุงู’ูู‹ุง ุณูŽู†ูŽุงู’ ู„ูุดูุจู’ู„ูŽูŠู’ู†ู ุฑูŽู‚ูŽุงู’ ุณูŽู…ูŽุงู’ุกูŽ ุงูŽู„ู’ุนูู„ูŽุงู’
๏บ‘๏บŽ๏บญ๏ป™ ๏บ๏ปŸ๏ป ๏ปช ๏ปŸ๏ปœ๏ปค๏บŽ ๏ปญ๏บ‘๏บŽ๏บญ๏ป™ ๏ป‹๏ป ๏ปด๏ปœ๏ปค๏บŽ ๏ปญ๏บŸ๏ปค๏ปŠ ๏บ‘๏ปด๏ปจ๏ปœ๏ปค๏บŽ ููŠ ุฎูŠุฑ
โ€Ž
Hambalyo Hambalyo Hambalyo,
waxaan hambalyo farxadeed oo aan qoraal lagu soo koobi karin halkan uga dirayaa wiilkaan adeerka u ahay Abdullahi Sheikh Awil iyo
MARWADIISA oo meherkooda ka dhacay magaalada gaar ahaan
waxaan leeyahay noqda labadii isku waara ubad khayr qaba kala hela Wiil & caano, Gabar & caano guurkiinu guur khayr Gurigiinu guri nagi.

Neecaaw Udgoon Iyo
Galkaceyku Waa Nuur
Guurkuna Naruuriyo
Waa Nasteexo Iyo Khayr
Iyo Naalo Aadmiga
Nabdigiisa Lagu Qoray
Idinkuna Nasiib Wacan
Nolal Lagu Baraariyo
Nasri Eebe Hanateee
Noqda Laba Is Weheshada
Raas Lagu Najaxo Iyo
Aayaha Ku Nasataan
Guurkiina Noqoyee
Ka Ogaada Nabarada

Hambalyo""""""""""""""iyo Bogaadin CONGRATULATIONS Hambalyo Hambalyo waxaan  halkaan hambalyo  Qalin jabin farxadeed oo ...
13/03/2024

Hambalyo""""""""""""""iyo Bogaadin

CONGRATULATIONS

Hambalyo Hambalyo waxaan halkaan hambalyo Qalin jabin farxadeed oo Aan lasoo koobi karin uga dirayaa "wiilkan adeerka u ahay" Abdikamil Muktar Aideed oo dadaal iyo juhdi dheer kadib dhamaystay marxaladii koowaad "ee waxbarashada "

Dulqaad badan iyo samir badan oo Aad soo martay waxaan ku rajaynayaa in tani dhiiri gelin kuu noqoto Talaabooyin badan horey usii qaadi doonto mustaqbalka Dhow iyo kan fog ba.

Rabbi hakugu Anfaco cilmiga Aad baratay waxaan ku rajynayaa adeer inaa Guuul badan Gaarto.
Alle SWT haku garab galo .
Aamiin aamiin aamiin.
๐ŸŽ“๐ŸŽ“๐ŸŽ“๐ŸŽ“๐ŸŽ“๐ŸŽ“๐ŸŽ“๐ŸŽ“๐ŸŽ“๐ŸŽ“๐ŸŽ“๐ŸŽ“๐ŸŽ“๐ŸŽ“๐ŸŽ“๐ŸŽ“๐ŸŽ“๐ŸŽ“๐ŸŽ“๐ŸŽ“๐ŸŽ“๐ŸŽ“๐ŸŽ“๐ŸŽ“๐ŸŽ“๐ŸŽ“๐ŸŽ“๐ŸŽ“๐ŸŽ“๐ŸŽ“๐ŸŽ“๐ŸŽ“๐ŸŽ“๐ŸŽ“๐ŸŽ“๐ŸŽ“๐ŸŽ“๐ŸŽ“๐ŸŽ“๐ŸŽ“๐ŸŽ“๐ŸŽ“๐ŸŽ“๐ŸŽ“๐ŸŽ“๐ŸŽ“๐ŸŽ“๐ŸŽ“๐ŸŽ“๐ŸŽ“๐ŸŽ“

Hamblyo Hamblyoโคโคโคโคโคโค

Ramadan mubarak kuli muslimiin sawirkan gacantayda ku qaaday
11/03/2024

Ramadan mubarak kuli muslimiin sawirkan gacantayda ku qaaday

Jimce wanaagsan ehel iyo asxaab dhamaantiin ilaahay khaatumada kheyr haynoogu khatimo
02/02/2024

Jimce wanaagsan ehel iyo asxaab dhamaantiin ilaahay khaatumada kheyr haynoogu khatimo

Aala rabiiciyah
08/01/2024

Aala rabiiciyah

Address

23 JULY STREEET
Salalah
211

Telephone

+96891260772

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when GOLE posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to GOLE:

Share