Baakaay Cumar

Baakaay Cumar Baakaay Omar - Journalist

06/09/2026

DEG DEG: DF oo dhabarjabisay Laftagareen & A/Madoobe iyo Qorshe halis ah oo la…

05/09/2026

Xogta: Hooyo 90 jir ah oo MD Xasan Sheekh Dartiis Halis wajaheysa.

05/09/2026

DEG DEG: Duqeyntii Dooloow oo waji kale yeelatay & Nolosha Taliye Shub oo…

π‡πšπ¦π›πšπ₯𝐲𝐨 𝐇𝐨𝐨𝐲𝐨!Muddo 8 sano ah ayay la tacaalaysay caado-wareer, isku-dheelitir la’aanta hormoonnada , iyadoo aan welige...
05/09/2026

π‡πšπ¦π›πšπ₯𝐲𝐨 𝐇𝐨𝐨𝐲𝐨!

Muddo 8 sano ah ayay la tacaalaysay caado-wareer, isku-dheelitir la’aanta hormoonnada , iyadoo aan weligeed h**e u helin fursad ay hooyo ku noqoto.

Alxamdulillaah, 8 sano kadib waxay ugu dambayn noqotay hooyo.

Riyadii ay muddada dheer sugaysay ayaa rumoowday, waxaana maanta farxad weyn u tahay inay gacmaheeda ku haysato ubadkeeda.

Waxay si nabad ah ugu umushay qaybta dhalmada ee Isbitaalka Marwa, iyadoo hadda caafimaad qabta iyada iyo ubadkeeduba.

Hambalyo hooyo, Alle ha u barakeeyo ubadkan yar, hana ka dhigo mid caafimaad qaba oo waalidkiis indho-qabow u noqda.

Xarunta Rajooyinka Qoysaska.
πŸ“ž 0611221111 / 0611222211
πŸ“ž Lambarka Gaaban: 7222






04/09/2026

Dhamaadka Safarkii Degmada Ragga Celle.

Caawa iyo Raaga Celle:Tani waa taariikh iyo isbadal dhab ah, waa Farxad iyo bogaadin waana guul ay wada gaareen Bulshada...
03/09/2026

Caawa iyo Raaga Celle:

Tani waa taariikh iyo isbadal dhab ah, waa Farxad iyo bogaadin waana guul ay wada gaareen Bulshada Degmada Raaga Celle.

Waa Habeen lagu muujinayo abaalmarinta Bulshadda Raaga Celle ay kaheleen MD Xasan Sheekh iyo Gudiga doorashooyinka waana wax ay shaqeysteen markii h**e.

Qofkii Dadkiisa iyo Deegaankiisa sharafa ayay naftiisu sharafantahay.

Waan wada guuleysanay dhamaanteen.

03/09/2026

DEG DEG Ciidankii Lafta Gareen oo qabsaday Saldhigyadii Ciidanka Aadan Madoobe ee Baydhabo Xaalad Culus oo taagan.

01/09/2026

DEG DEG Musharax Madaxweyne Hirshabelle Axmed Faal oo Caawa Raaga Ceele Wacdare ka dhigay Boqolaal Safaf dhaadheer ugalay…

31/08/2026

AS oo goobta Dagaalka Basra ka qaadanaya boqolaal meydad ah, Difaacii kooxda oo jabay & Amarkii Mw xasan oo........

30/08/2026

Subaxanallah maxaa kaloo dhiman oo aan sugnaa?

Address

Jeddah

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Baakaay Cumar posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share