02/04/2026
59 Ardey oo ka Qalin jebisey Machadka Kalkaal professional College ee degmada Baardheere oo loo Qabtey Xaflado Balaaran.
Ujeedada Xaflada ayaa la xariirtey Qalin Jebinta ilaa 59 Arday oo dhameysaysatay qeybaha kala duwan ee Barashada caafimaadka sida sheybaarka, laboratory,cudurada haweenka iyo uurjiifka Obstatric iyo Nurse,ardeyda Xaflada loo qabtey ayaa ka kala yimid Xarumaha Kalkaal ee ku kala yaala Daanta Bari iyo Galbeed ee Magaalada Baardheere.