Anfac Portrait

Anfac Portrait "ANFAC Portrait โ€“ Quality photos, creative moments, perfectly captured."

๐€๐๐…๐€๐‚ ๐๐Ž๐‘๐“๐‘๐€๐ˆ๐“ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐ฒ ๐ข๐๐ข๐ข๐ง ๐ฌ๐š๐ฆ๐ž๐ฒ๐ฌ๐š๐ฒ ๐ช๐ข๐ข๐ฆ๐จ-๐๐ก๐ข๐ฆ๐ข๐ฌ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐ฌ๐š ๐Ÿ’๐ŸŽ% ๐Ÿ“ธโœจMunaasabadda Ciidda awgeed, ka faaโ€™iideyso fursaddan si ...
18/03/2026

๐€๐๐…๐€๐‚ ๐๐Ž๐‘๐“๐‘๐€๐ˆ๐“ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐ฒ ๐ข๐๐ข๐ข๐ง ๐ฌ๐š๐ฆ๐ž๐ฒ๐ฌ๐š๐ฒ ๐ช๐ข๐ข๐ฆ๐จ-๐๐ก๐ข๐ฆ๐ข๐ฌ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐ฌ๐š ๐Ÿ’๐ŸŽ% ๐Ÿ“ธโœจ
Munaasabadda Ciidda awgeed, ka faaโ€™iideyso fursaddan si aad u qaadato sawir xasuus ah oo qurux badan adiga iyo qoyskaaga.

๐ŸŒ™ Ku keydi farxadda Ciidda sawir qurux badan
๐Ÿ“ธ Sawirro tayo sare leh
๐ŸŽจ Editing iyo design casri ah

ANFAC PORTRAIT โ€“ Halkaan waxaa lagu abuuraa xasuuso qiimo leh.

19/12/2025

๐Ÿ“ธ Anfac Media โ€“ Portrait & Team Services
Waxaa idiin diyaar ah adeegyo casri ah oo ay ka mid yihiin:

๐Ÿ‘จโ€๐Ÿ‘ฉโ€๐Ÿ‘งโ€๐Ÿ‘ฆ Portrait Photography โ€“ Ku xasuuso daqiiqadaha muhiimka ah sawirro tayo sare leh.

๐Ÿ‘ฅ Team Photo Sessions โ€“ Haddii aad tahay koox, shirkad, ama hayโ€™ad, waxaan idiin diyaarinay sawir qaadis rasmi ah oo xirfadeed.

๐Ÿ•’ Adeeg Joogto ah 24/7 โ€“ Kooxdayada heegan ayaa diyaar idiin ah wakhti kasta si loo qabto adeegyada aad u baahan tahay.

Jumco Mubaarak!๐Ÿ“ธ Anfac Media โ€“ Portrait.Waxaa idiin diyaar ah adeegyo casri ah oo ay ka mid yihiin:๐Ÿ‘จโ€๐Ÿ‘ฉโ€๐Ÿ‘งโ€๐Ÿ‘ฆ Portrait Phot...
27/06/2025

Jumco Mubaarak!
๐Ÿ“ธ Anfac Media โ€“ Portrait.
Waxaa idiin diyaar ah adeegyo casri ah oo ay ka mid yihiin:

๐Ÿ‘จโ€๐Ÿ‘ฉโ€๐Ÿ‘งโ€๐Ÿ‘ฆ Portrait Photography โ€“ Ku xasuuso daqiiqadaha muhiimka ah sawirro tayo sare leh.

๐Ÿ‘ฅ Team Photo Sessions โ€“ Haddii aad tahay koox, shirkad, ama hayโ€™ad, waxaan idiin diyaarinay sawir qaadis rasmi ah oo xirfadeed.

๐Ÿ•’ Adeeg Joogto ah 24/7 โ€“ Kooxdayada heegan ayaa diyaar idiin ah wakhti kasta si loo qabto adeegyada aad u baahan tahay.

๐ŸŽ‰ ๐Ÿ๐Ÿ”-๐ค๐š ๐‰๐ฎ๐ง๐ž โ€“ ๐๐ข๐ข๐ฆ๐จ ๐ƒ๐ก๐ข๐ฆ๐ข๐ฌ ๐†๐š๐š๐ซ ๐š๐ก!Anfac Portrait waxay kuu diyaarisayqiimo dhimis khaas ah oo ku saabsan sawirrada por...
25/06/2025

๐ŸŽ‰ ๐Ÿ๐Ÿ”-๐ค๐š ๐‰๐ฎ๐ง๐ž โ€“ ๐๐ข๐ข๐ฆ๐จ ๐ƒ๐ก๐ข๐ฆ๐ข๐ฌ ๐†๐š๐š๐ซ ๐š๐ก!

Anfac Portrait waxay kuu diyaarisay
qiimo dhimis khaas ah oo ku saabsan sawirrada portrait-ka ๐Ÿ“ธ

U dabbaaldeg maalinta xorriyadda
adigoo xasuus qaali ah ka reebta!

๐Ÿ“ธ Anfac Media โ€“ Portrait & Team ServicesWaxaa idiin diyaar ah adeegyo casri ah oo ay ka mid yihiin:๐Ÿ‘จโ€๐Ÿ‘ฉโ€๐Ÿ‘งโ€๐Ÿ‘ฆ Portrait Phot...
16/05/2025

๐Ÿ“ธ Anfac Media โ€“ Portrait & Team Services
Waxaa idiin diyaar ah adeegyo casri ah oo ay ka mid yihiin:

๐Ÿ‘จโ€๐Ÿ‘ฉโ€๐Ÿ‘งโ€๐Ÿ‘ฆ Portrait Photography โ€“ Ku xasuuso daqiiqadaha muhiimka ah sawirro tayo sare leh.

๐Ÿ‘ฅ Team Photo Sessions โ€“ Haddii aad tahay koox, shirkad, ama hayโ€™ad, waxaan idiin diyaarinay sawir qaadis rasmi ah oo xirfadeed.

๐Ÿ•’ Adeeg Joogto ah 24/7 โ€“ Kooxdayada heegan ayaa diyaar idiin ah wakhti kasta si loo qabto adeegyada aad u baahan tahay.

๐Œ๐š๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐†๐ฎ๐ฎ๐ ๐ž๐ž ๐‚๐ข๐ญ๐ฒ ๐๐ž๐ซ ๐”๐ง๐ข๐ฏ๐ž๐ซ๐ฌ๐ข๐ญ๐ฒ, ๐Œ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž ๐€๐ฅ๐ข ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ ๐Š๐ก๐ž๐ฒ๐ซ, ๐š๐ฒ๐š๐š ๐ฎ ๐ฆ๐š๐ก๐š๐๐œ๐ž๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐€๐ง๐Ÿ๐š๐œ ๐Œ๐ž๐๐ข๐š ๐ค๐š๐๐ข๐› ๐ฆ๐š๐ซ๐ค๐ข๐ข ๐š๐š๐ง ๐ค๐š ๐ช๐š๐š๐...
16/05/2025

๐Œ๐š๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐†๐ฎ๐ฎ๐ ๐ž๐ž ๐‚๐ข๐ญ๐ฒ ๐๐ž๐ซ ๐”๐ง๐ข๐ฏ๐ž๐ซ๐ฌ๐ข๐ญ๐ฒ, ๐Œ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž ๐€๐ฅ๐ข ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ ๐Š๐ก๐ž๐ฒ๐ซ, ๐š๐ฒ๐š๐š ๐ฎ ๐ฆ๐š๐ก๐š๐๐œ๐ž๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐€๐ง๐Ÿ๐š๐œ ๐Œ๐ž๐๐ข๐š ๐ค๐š๐๐ข๐› ๐ฆ๐š๐ซ๐ค๐ข๐ข ๐š๐š๐ง ๐ค๐š ๐ช๐š๐š๐๐ง๐š๐ฒ ๐ฌ๐š๐ฐ๐ข๐ซ๐ซ๐จ ๐ญ๐š๐ฒ๐จ ๐ฌ๐š๐ซ๐ž ๐ฅ๐ž๐ก ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐Ÿ๐š๐๐š๐ฒ๐ฌ๐š๐ง.
Waxaan si sharaf leh u guddoonnay hambalyo iyo mahadnaq gaar ah oo uu noogu soo jeediyey, taasoo dhiirrigelin weyn noo tahay. Anfac Media mar walba waxaa ka goโ€™an in la siiyo macaamiisheeda adeegyo muuqaal iyo sawirro tayo leh oo buuxiya baahidooda iyo filashadooda.

Mahadsanid Mudane Ali Mohamed Kheyr โ€” Mahadnaqaaga iyo kalsoonidaada waa iftiin noo ah.

๐Š๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ฐ๐š๐š๐๐š ๐€๐ง๐Ÿ๐š๐œ ๐๐จ๐ซ๐ญ๐ซ๐š๐ข๐ญ!Waxaan si diiran ugu soo dhaweyneynaa dhammaan reer Baydhabo. Waxaan halkan u joognaa ina...
12/05/2025

๐Š๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ฐ๐š๐š๐๐š ๐€๐ง๐Ÿ๐š๐œ ๐๐จ๐ซ๐ญ๐ซ๐š๐ข๐ญ!
Waxaan si diiran ugu soo dhaweyneynaa dhammaan reer Baydhabo. Waxaan halkan u joognaa inaan idiin qabanno sawirro tayo sare leh oo xusuus mudan. Ka faaโ€™iidayso adeegyo casri ah oo qurux badanโ€”Anfac Portrait waa halkaad ka heli karto sawiranta xasuustaada mustaqbalka!

Address

Baidoa
Baidoa

Telephone

+252617438502

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Anfac Portrait posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Anfac Portrait:

Share