Kowaad online market

Kowaad online market kowaad onlinemarketwaxaad ka heleysaa electronics, sacadaha , saliidaha iyo wax yabo kale nagu xirnaaw.

Jimco wanaagsan
08/08/2024

Jimco wanaagsan

05/08/2024

ILLUSTRATOR TIPS

11/07/2024

Free course waxaan bilaabaynaa course yinka kala graphic design iyo video editing

Waliba si free ah waxaana lagu qaadan doonaa softwareda kala ag

Adoobe illustrator, photoshop .oo lagu baridoono waxasta oo laxariira designada sida, sameynta logoyinka , boorarka, ID_ Carda, brochures ka, posters ka, iyo wax yaba kle oo badan

Sido kale primeir pro waxaad ku qaada doonta sido loo sameyo muqaalada kala duwan .

Sida ,jarjarida muqaalada , calaraynta ,animation,
Effects ka, codadka sida loo hagaajiyo iyo waxyaabo kale nagala soo xirir

68 3762438

08/07/2024

info graphics Video

Kubaro labo bil kaliya courses kaan  adigoo gurigaaga ama goobtaada shaqo joga
22/06/2024

Kubaro labo bil kaliya courses kaan adigoo gurigaaga ama goobtaada shaqo joga

01/06/2024

Kusoo dhawaada Nuxur Academy oo idiin haysa courses aad ku baranayso mudo koonan.

08/05/2024

Farsamadaan u adeegso marka aad multicamiro wax ku duubto waxay kaa caawinaysaa shaqada inaad si fudud ku qabato .

Madoneysaa inaad barato xirfad cusub .hadii jawaabtadu tahay Haa Nuxur academy waxay bilaabaysaa bishaan gudaheeda fasal...
05/05/2024

Madoneysaa inaad barato xirfad cusub .hadii jawaabtadu tahay Haa Nuxur academy waxay bilaabaysaa bishaan gudaheeda fasalo cusub oo lagu barandoono xirfada graphic design iyo video editing. Waa course socondonta mudo 2 Bill ah
Wixii fahfaahin ah kala xirir lambada hooose.

Hadii aad tahah qof uabaahan barashada graphic design Nuxur academy waxay bilaabaysaa Bishan kudaheeda course kaan oo so...
04/05/2024

Hadii aad tahah qof uabaahan barashada graphic design Nuxur academy waxay bilaabaysaa Bishan kudaheeda course kaan oo socndoona mudo 2 Bill ah hada si aad uga faa iideysato fadlan wac labarada kuxusan postiga hoose

28/04/2024

Sacadii labiskaaga iyo stlekaaga kadhimaneyd

Address

Mugadisho Banaadir
Banaadir

Telephone

+252683762438

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kowaad online market posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Kowaad online market:

Share