Sheekhaal news

Sheekhaal news Sheekhaal news journalist

05/12/2024

SHeekhaal meeqa lafo ay ka kooban tahay.

Markaan waa Sanadki 2012 waa shirkii maxamed caagane ay ku taagereen walaaladooda faqa cismaan oo ka dardaarmay awoowgoo...
24/11/2024

Markaan waa Sanadki 2012 waa shirkii maxamed caagane ay ku taagereen walaaladooda faqa cismaan oo ka dardaarmay awoowgood maxamed caagane si ay isku walaashadaan.
Ayaantan ayaa soo ifbaxday arin ah in faqa cismaan ay rabaan in ay dib kugu noqdaan walaalahooda maxamed mahad oo ah jufo ka mid ah beesha ree mahad (majeerteen).
Reerkaan ayaa ah suldamada guud ee beesha sheekhaal
wax walbana loo sameeyay in kastoo isirka aan la dabooli karin reerkan ayaa rabaan in ay la bahoobaan walaaladooda ree mahad.

wabilaahi towfiiq.

Address

Muqdisho
Banadir

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sheekhaal news posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share