Aato Designer

Aato Designer Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Aato Designer, Graphic designer, Mogadishu, Banadir.

29/08/2025

Special Earphone
Follow for more

Asc Saxibayaal ku soo dhawaada Aato Designer. Waxaa sitoos ah inoogu bilaawmay Diwaan-gelinta ardayda cusub  ee kooriska...
03/08/2025

Asc Saxibayaal ku soo dhawaada Aato Designer. Waxaa sitoos ah inoogu bilaawmay Diwaan-gelinta ardayda cusub ee kooriska mobile garphic design, kooraskaas oo asxaab badan iga soo codsadeen inaan bilaabo.
Waxyaabaha lagugu bari doona koorsada intey socoto:-
1. Logo design
2. Facebook cover design
3. Facebook post design
4. Board Design
5. Instgram post design
6. Widdding board design
7. Business card design
8. Certificate design
9. Id card design
10. Congrtultion flyer design
11. Happy brithday design
12. CV design
13. Rollup design

Macluumad dheeraad ah 👇🏼
➡️ waxaa lagu qaadana
koorsada Telegram Group
➡️ Diwaan-gelinta waa $3
➡️ Korsada waxay ku
baxaysaa online
➡️ Waxaad heli doonta
caawinaad joogta ah.
➡️ Waxaa jiri doona
Baraatiko

📌 SHaruudaha Lagaa rabo:-
1. Inaad Haysato Mobile andriod ah (e.g
Samsung )
2. Inaad leedahaay Telegram
3. Inaad bixiso qidmada diwaan-gelinta
4. In ay kaa go'an tahay barashada xirfaddaan

Barashada xirfad cusub waxay kuu fureeysaa albaab cusub.
F.G. Diwaan-gelinta waxay ku egtahay 10/08/2025
Waxii faahfaahin ah igala soo xariir WhatsApp ➡️ 0613027407
Mahadsanidiin

Xirfad nimaan lahayn waa danbuu rag u xumaadaa.
19/07/2025

Xirfad nimaan lahayn waa danbuu rag u xumaadaa.

Prof. Muxudiin Allaha ku sharfo Saddex jaran jaro oo nolosha wax lagaga badali karo 👇🏼👇🏼👇🏼Follow for more
10/06/2025

Prof. Muxudiin Allaha ku sharfo
Saddex jaran jaro oo nolosha wax lagaga badali karo 👇🏼👇🏼👇🏼
Follow for more

Ganacsi walba waqtigaan la joogo waa ku waajib in uu leeyahay sumad u gaar ah
14/05/2025

Ganacsi walba waqtigaan la joogo waa ku waajib in uu leeyahay sumad u gaar ah

04/05/2025

Well done
Nashqadaynta boorarka nuucaad rabto, cabirkaad rabto waa diyaar.
Meel walbo oo aad joogta ayaa laguugu keenaa min gobal ilaa tuulo waa laguugu keenaa.
By Aato Designer
Eng Cusmaan Ilkacase

Ganacsade waxaan qeyb wayn ka noqon karnaa qurxinta iyo sara u qaadida ganacsigaaga.
Hadda dalbo oo hadda hel
Waxii faahfaahin ah 061-3-02-74-07.

Mid ka mid ah macaamiisheeyda oo aan u qabtay shaqo aad u qurux badan.By Aato Designer Eng: Cusmaan Ilkacase Ganacsade a...
01/05/2025

Mid ka mid ah macaamiisheeyda oo aan u qabtay shaqo aad u qurux badan.
By Aato Designer
Eng: Cusmaan Ilkacase
Ganacsade adigane waan kuu qaban karaa shaqo aad u quruxbadan
Waxii faahfaahin ah 061-3-02-74-07
Ama guji link ga WhatsApp hoos kaaga muuqdo mahadsanid

Jumca kariim
25/04/2025

Jumca kariim

Jumca mubaarak
Xuska rabbi iyo saliga nabiga aan badino
اللهم صلي على سيدنا محمد وعلى آله وأصحابه أجمعين
By Aato Designer
Eng Cusmaan Ilkacase

Jumca mubaarak Xuska rabbi iyo saliga nabiga aan badino اللهم صلي على سيدنا محمد وعلى آله وأصحابه أجمعين By Aato Designe...
25/04/2025

Jumca mubaarak
Xuska rabbi iyo saliga nabiga aan badino
اللهم صلي على سيدنا محمد وعلى آله وأصحابه أجمعين
By Aato Designer
Eng Cusmaan Ilkacase

Qarashkaaga waa daqliga qof kale.Your expenditure is someone's income.    By Aato Designer    Eng: Cusmaan Ilkacase
23/04/2025

Qarashkaaga waa daqliga qof kale.

Your expenditure is someone's income.
By Aato Designer
Eng: Cusmaan Ilkacase

22/04/2025

Shaqada ugu badan ee bani'adamku qabto waa Xirfad ✅💯
By Aato Designer
Eng: Cusmaan Ilkacase

11/04/2025

Cajaa'ib

Address

Mogadishu
Banadir

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Aato Designer posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share