Danjire Graphics

Danjire Graphics Danjire Graphics waa hal-abuurka ugu weyn ee Shirkadaha Soomaaliyeed, oo ka qayb qaadata howlaha Naqshadeynta baraha bulshada.

adeegyada bixiso waxaa ka mid ah sidda, Roll Ups Billboards, Logo Design, Invitation Cards, Stamps, Certificate, iyo kawa kala

Jumma mubarak Dhamaan Umadda Muslimiinta Meel kasto Aad joogtan Farxad Ku jimceesta.
28/06/2024

Jumma mubarak Dhamaan Umadda Muslimiinta Meel kasto Aad joogtan Farxad Ku jimceesta.

Codztech PVT.LTD
22/06/2024

Codztech PVT.LTD





π—–π—’π——π—­π—§π—˜π—–π—› π—£π˜ƒπ˜.π—Ÿπ˜π—± , You can find different services likeWith   web technology1. Website design and development2. SEO3. PP...
18/06/2024

π—–π—’π——π—­π—§π—˜π—–π—› π—£π˜ƒπ˜.π—Ÿπ˜π—± ,

You can find different services like

With web technology

1. Website design and development
2. SEO
3. PPC
4. Brochure design
5. Graphic designs
6. Bulk sms
7. Social media management

Contact:-+91 6377395803, +91 9950563120






Eid 𝐎𝐟𝐟𝐞𝐫! πŸš€ πŸŽ‰Waxaa Qiimo dhimis-ta 40% 𝐨𝐟𝐟 ee aan ku sameynay courses-ka ay ku jiraan platform ka dugsiiye.so.Ka faa’ii...
18/06/2024

Eid 𝐎𝐟𝐟𝐞𝐫! πŸš€ πŸŽ‰

Waxaa Qiimo dhimis-ta 40% 𝐨𝐟𝐟 ee aan ku sameynay courses-ka ay ku jiraan platform ka dugsiiye.so.

Ka faa’iideysi wacan, fursadaan waxa ay ku egtahay 30-𝐝𝐚 Jun, πŸπŸŽπŸπŸ’.

Si aad u hesho xog dheeri ah oo ku saabsan course-ka booqo linkigaan hoose πŸ‘‡

https://dugsiiye.so

For more info, contact us on WhatsApp: πŸ‘‡
+πŸπŸ“πŸ πŸ”πŸπŸ’πŸπŸ“πŸπŸπŸπŸ

Waxaan ku diyaarinay Ciid mubaarak, hadda soo Dalbo aan kuu sameeynee.68 8123711
08/04/2024

Waxaan ku diyaarinay Ciid mubaarak, hadda soo Dalbo aan kuu sameeynee.

68 8123711

08/04/2024
Asc, dhaman asxaabta Danjire Graphics waxaa manta furney YouTube channel oo in badan  ku soo godbindoono Cashradda Graph...
03/04/2024

Asc, dhaman asxaabta Danjire Graphics waxaa manta furney YouTube channel oo in badan ku soo godbindoono Cashradda Graphics Design, web design iyo computer application.

Linka waa kan please subscribe.

https://www.youtube.com/?sub_confirmation=1

Brand update Macaamiil Majaceshahay In Laguu Casriyeeyo KAALMO YOUTH DEVELOPMENT  ORGANISATION Waxaan Ucasriyeene Sumadi...
28/03/2024

Brand update Macaamiil Majaceshahay In Laguu Casriyeeyo

KAALMO YOUTH DEVELOPMENT ORGANISATION Waxaan Ucasriyeene Sumadii H**e Waxaana Kadhigne Mid Soo jiidasho Leh
Nagalaso Xariir Whats App

68 8123711

Danjire Graphics

πŸŒ• π‘πšπ¦πšπšππšπšπ§ 𝐊𝐚𝐫𝐞𝐞𝐦 Dhammaan asxaabta ku xiran madasha Danjire Graphics.Waxaan galnay bishii ugu barakaysnayd sanadka hab...
10/03/2024

πŸŒ• π‘πšπ¦πšπšππšπšπ§ 𝐊𝐚𝐫𝐞𝐞𝐦 Dhammaan asxaabta ku xiran madasha Danjire Graphics.

Waxaan galnay bishii ugu barakaysnayd sanadka habeen aad u qayr badana uu kujiro ilaahay waxaan ka baryaynaa in uu nawaafajiyo acmaasha wanaagsan nagana aqbalo soonka iyo salaada allhuma aamiin.

Ramadan waxaa kaharay 01 maalin, Allah caafimaad iyo nabad ha nagu gaarsiiyo,
10/03/2024

Ramadan waxaa kaharay 01 maalin, Allah caafimaad iyo nabad ha nagu gaarsiiyo,

Address

Baydhabo
BAIDOA

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Danjire Graphics posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share