ANFAC Marketing Agency

ANFAC Marketing Agency Building skills in Media, Design & Innovation
Turning ideas into reality

09/05/2026
๐— ๐—ฎ ๐˜‚ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ป ๐˜๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐˜† ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฒ๐—ฒ๐—ด๐˜†๐—ผ ๐—ฐ๐—ฎ๐˜€๐—ฟ๐—ถ ๐—ฎ๐—ต ๐—ผ๐—ผ ๐˜„๐—ฎ๐—ฟ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ต๐—ถ๐—ป ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐˜€๐˜‚๐˜‚๐—พ-๐—ด๐—ฒ๐˜†๐—ป ๐—ฎ๐—ต?ANFAC MEDIA waxay kuu diyaar u tahay adeegyo tayo sare ...
06/05/2026

๐— ๐—ฎ ๐˜‚ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ป ๐˜๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐˜† ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฒ๐—ฒ๐—ด๐˜†๐—ผ ๐—ฐ๐—ฎ๐˜€๐—ฟ๐—ถ ๐—ฎ๐—ต ๐—ผ๐—ผ ๐˜„๐—ฎ๐—ฟ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ต๐—ถ๐—ป ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐˜€๐˜‚๐˜‚๐—พ-๐—ด๐—ฒ๐˜†๐—ป ๐—ฎ๐—ต?
ANFAC MEDIA waxay kuu diyaar u tahay adeegyo tayo sare leh oo kaa caawinaya kobcinta ganacsigaaga iyo muuqaalkaaga!
๐Ÿ‘‰ ๐—ก๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—ฟ๐—ผ ๐˜๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐˜€๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฒ๐—ฒ๐—ด ๐—น๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐—ธ๐—ฎ๐—น๐˜€๐—ผ๐—ผ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ผ!




๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐’๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š ๐€๐๐ฎ๐ฎ๐ง๐ค๐š! ๐Ÿ‘ทโ€โ™‚๏ธ๐Ÿ‘ฉโ€๐Ÿ’ผ๐Ÿ“ธMaanta oo kale waa maalin lagu maamuuso dadaalka, kartida iyo juhdiga shaq...
04/05/2026

๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐’๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š ๐€๐๐ฎ๐ฎ๐ง๐ค๐š! ๐Ÿ‘ทโ€โ™‚๏ธ๐Ÿ‘ฉโ€๐Ÿ’ผ๐Ÿ“ธ

Maanta oo kale waa maalin lagu maamuuso dadaalka, kartida iyo juhdiga shaqaalaha adduunka oo ah laf-dhabarta horumarka bulshada iyo ganacsiga. ๐Ÿ’ผ๐ŸŒ

Anfac Media waxay hambalyo iyo bogaadin u direysaa dhammaan shaqaalaha Soomaaliyeed iyo kuwa caalamkaba, gaar ahaan kuwa maalin walba u taagan horumarinta bulshada, hal-abuurka, iyo adeegyada muhiimka ah. ๐Ÿ™Œโœจ

Shaqo kasta oo daacadnimo lagu qabto waa sharaf, waana tiirka guusha iyo horumarka. Maalintan qiimaha badan waxaan xusuusaneynaa in shaqaaluhu yihiin awoodda dhabta ah ee bulshada dhaqaajisa. ๐Ÿ’ช

๐Ÿ“ธ Anfac Media
โ€œWaxaan sawirnaa horumarka, waxaan muujinnaa shaqada.โ€

See less

Address

Lug-baxsi Baidoa ~
Baydhabo
2526

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when ANFAC Marketing Agency posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share