Berbera Real-State

Berbera Real-State Berbera Real state Waa Page Cusub Oo Aan kusoo Bandhigayno Wixii Guryo,Dhul Baabuur ah ee Aan Hayno Maalin

02/11/2025

Asc asxaabta soo dhawaada aad uga cudur daaranayaa mudadii aan ka maqnaa pagekan waxaan idiin haynaa dhulal iiba oo ku kala yaala berbera iyo hargaisa-ba soo dhawaada gacmo furan. Number kaad Naga soo xidhiidhaysaana hoos ka eega mahadsanid.

Inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuun Iskaashatada basaska akram ee gobolka saaxil waxay halkan tacsi tiiranyo leh uga di...
18/10/2025

Inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuun Iskaashatada basaska akram ee gobolka saaxil waxay halkan tacsi tiiranyo leh uga direysaa ehelkii iyo qaraabadii ay ka baxday marxuumad Layla maxamed cabdi madar oo ahayd marwadii Gudoomiyaha/Mayorka gobolka saaxil gaar ahaan degmada berbera Maayir Abdishakur Mahamud Hasan Cidin waxaan leenahay Alle Swt samir ha idinka siiyo dhamaantiin gaar ahaan Mayor Abdishakur iyo Caruurtiisa.

Asc waxaan u baahanahay dhul iiba berbera maansoor hotel kor looga kacayo xoogaa Dibna looga baxayo xoogaa cidii haysa i...
04/09/2025

Asc waxaan u baahanahay dhul iiba berbera maansoor hotel kor looga kacayo xoogaa Dibna looga baxayo xoogaa cidii haysa ilaa phase 4.

Mahadsanidiin

Formula 10 Dr Dhab ah oo daaweynta dabiicigaa iyo ta chemico-daba ku takhasusay.
07/12/2022

Formula 10 Dr Dhab ah oo daaweynta dabiicigaa iyo ta chemico-daba ku takhasusay.

03/12/2022
Ala yaraxma raaximiin
26/11/2022

Ala yaraxma raaximiin

Address

Daruuraha Village
Berbera
0252

Telephone

+252634406941

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Berbera Real-State posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Berbera Real-State:

Share