Ahmed Ciir Media

Ahmed Ciir Media Wacyi gelinta Bulshada Somaliyeed

05/06/2026

Shariif Sh. Ahmed iyo miisaankiisa dheelatirka siyaasadeed.

25/12/2025

Waxbarashada dhalanteedka ah.

25/06/2025
24/06/2025

Iran oo dagaal gardarro laguso qaaday , in lagu cambaareeyo maxaa Qadar u weeraryay waa nasiib darro.
Qadar sow maahan meeshuu maraykanku kaso weerarayo Iran .
Qadar waa hoyga argagixisada .

21/06/2025

Ragga Somaliyeedow , kufsiga gabdhaha k**a weynaataan miyaa??

2025 maxaa keenay gabar Somaliyeed , inaad xoog ku khasabtaa???

Miyee Mudanyihiin gabdhaheenna Somaliyeed ee sharafta leh , in sidaa loo galo????

Ragow ma ogtihiin , inay CAWAANTA aan dharka wadan idinka caqli badantahay oo aysan sameyn karin kufsi noocaas ah!!!!!!???

12/06/2025

Siyaasadda Somaliya waa ( laadhuu).
Intu dalku xaaladdaa ( laadhuunimo)kujiro , waxa hubaal ah in rajo badan aysan jirin, waana wax dhìbteeda leh.

11/06/2025

SHIDAAL
Maxa ka ogtahay xilligii ugu horreysay ee "SHIDAAL" lahelay.

Address

Bosaso

Telephone

+252907434465

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ahmed Ciir Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ahmed Ciir Media:

Share