Jeldi Buug

Jeldi Buug Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Jeldi Buug, Graphic designer, Bosaso.

Buug kasta wuxuu mudanyahay jaldi soo jiita akhristaha , jeldi buug waa xarun ku shaqeysa naqshadeynta jaldiyada bugaagta oo leh tayo sare iyo hal-abuur Casri ah

๐Ÿ“– Buugga: Qalinkii QarnigaWaa nakhshad jeldi buug oo sample ahMa doonaysaa nakhshad jeldi oo u qalma buuggaaga cusub? Ha...
02/09/2026

๐Ÿ“– Buugga: Qalinkii Qarniga
Waa nakhshad jeldi buug oo sample ah
Ma doonaysaa nakhshad jeldi oo u qalma buuggaaga cusub? Haddaba jeldi buug ayaa ka caawinaysa naqshadeynta jeldiga buugaaga.

Inagala soo xiriir whatsappka: 907 715 359






๐Ÿ“– Buugga: HiigsiWaa nakhshad jeldi buug oo sample ahMa doonaysaa nakhshad jeldi oo u qalma buuggaaga cusub? Haddaba jeld...
28/08/2026

๐Ÿ“– Buugga: Hiigsi
Waa nakhshad jeldi buug oo sample ah
Ma doonaysaa nakhshad jeldi oo u qalma buuggaaga cusub? Haddaba jeldi buug ayaa ka caawinaysa naqshadeynta jeldiga buugaaga.

Inagala soo xiriir whatsappka: 907 715 359






๐‰๐ž๐ฅ๐๐ข ๐›๐ฎ๐ฎ๐  ๐œ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐›Waxaan si weyn ugu faraxsanahay inaan bulshada u soo bandhigno naqshadaynta jeldiga buugga cusub ee "๐…๐ฎ๐ซ...
24/08/2026

๐‰๐ž๐ฅ๐๐ข ๐›๐ฎ๐ฎ๐  ๐œ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐›
Waxaan si weyn ugu faraxsanahay inaan bulshada u soo bandhigno naqshadaynta jeldiga buugga cusub ee "๐…๐ฎ๐ซ๐š๐ก๐š ๐‚๐จ๐ฆ๐ฉ๐ฎ๐ญ๐ž๐ซ๐ค๐š", oo uu qoray qoraa ๐—๐ข๐ค๐š๐ฆ ๐’๐ก๐ž๐ž๐ค๐ก ๐˜๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐Ÿ

โ€‹Kooxda Jeldi Buug waxay mar walba u taagan tahay in buug kasta loo sameeyo jeldi casri ah oo si buuxda u muujinaya nuxurka iyo qiimaha uu xambaarsan yahay.

โ€‹๐Ÿ“ฅ Ma u baahantahay naqshad jeldi buug oo casri ah?
Naga soo soo xiriir whatsappka 907 715 359

โ€‹

Ma rabtaa in buuggaagu u muuqdo mid caalami ah?โ€‹Jeldi Buug waxay hal meel kuugu samaysay 3 adeeg oo muhiim u ah buugaaga...
15/08/2026

Ma rabtaa in buuggaagu u muuqdo mid caalami ah?
โ€‹Jeldi Buug waxay hal meel kuugu samaysay 3 adeeg oo muhiim u ah buugaaga:

โ€‹โœ๏ธ Tafatirka & Habeynta Buugga
โ€‹๐ŸŽจ Naqshadeynta Jeldiga
โ€‹๐Ÿ–จ๏ธ Daabacaad Tayo Sare Leh

โ€‹๐Ÿ“ฒ Nala soo xiriir:
โ€‹Tel/WhatsApp: +252907715359
โ€‹Follow Us:

Fikrad kasta oo qoraal ah waxay mudan tahay in loo baddelo buug ka muuqda khaanadaha akhriska!โ€‹Jeldi Buug waa hoyga naqs...
14/08/2026

Fikrad kasta oo qoraal ah waxay mudan tahay in loo baddelo buug ka muuqda khaanadaha akhriska!

โ€‹Jeldi Buug waa hoyga naqshadeynta jeldiyada iyo daabacaada casriga ah. Waxaan qoraalkaaga u badaleynaa buug buuxiya dhammaan heerarka tayada bugaagta!

โ€‹๐Ÿ‘‰ Faahfaahin dheeraad ah: +252 90 7715359
โ€‹
โ€‹

Jimce Wanaagsan
14/08/2026

Jimce Wanaagsan





๐†๐”๐”๐‹๐€๐˜๐’๐“๐€๐‡๐€ ๐’๐€๐€๐ƒ๐€๐€๐’๐‡๐€ ๐‚๐ˆ๐˜๐€๐€๐‘๐“๐€Waxaa saadasha ciyaarta final-ka Super Cupka  ee PSG vs ASTON VILLA  waxaa ku guulaystay F...
13/08/2026

๐†๐”๐”๐‹๐€๐˜๐’๐“๐€๐‡๐€ ๐’๐€๐€๐ƒ๐€๐€๐’๐‡๐€ ๐‚๐ˆ๐˜๐€๐€๐‘๐“๐€
Waxaa saadasha ciyaarta final-ka Super Cupka ee PSG vs ASTON VILLA waxaa ku guulaystay Faarax Gooley Hambalyo. waxa uu ku guuleystay $10






SADAALI OO KU GUULEYSO.  $10 ๐Ÿ’ฐ Ciyaarta weyn ee PSG VS ASTON VILLA oo uu garsoori doono garsooraha caanka ah ee Omar Art...
12/08/2026

SADAALI OO KU GUULEYSO. $10 ๐Ÿ’ฐ
Ciyaarta weyn ee PSG VS ASTON VILLA oo uu garsoori doono garsooraha caanka ah ee Omar Artan ๐Ÿ†โšฝ

Guuleystaha waa qofka ugu horreeya ee saadaaliya natiijada saxda ah, buuxiyana shuruudaha

๐Ÿ‘‡ Shuruudaha :
1๏ธโƒฃ Follow dheh Page-ka
2๏ธโƒฃ Share gareey Post-ka
3๏ธโƒฃ Like saar Post-ka
4๏ธโƒฃ Mention dheh 5 ka mid ah asxaabtaada (Comment-ga)
5๏ธโƒฃ Saadaali natiijada rasmiga ah ee ay ciyaartu ku dhammaanayso

๐Ÿ“Œ FG:
โŒ Lama ogola (Edit)
โฐ Saadaashu waxay ku egtahay marka ay ciyaartu bilaabamto.

Nasiib Wacan Dhammaantiin

11/08/2026

๐Ÿ“š Ma rabtaa in buuggaagu yeesho Naqshad Jeldi (Cover design) casri ah iyo daabacaad heer sare ah โœจ

โ€‹Shirkadda Jeldi Buug waxay si xirfad ku dheehan tahay kaaga caawineysaa:

โ€‹1. Tafatirka Buugaagta (Editing)
2. Naqshadeynta Jeldiga (Cover Design) 3.Daabacaadda Buugaagta (Printing)

Ha welwelin waxaan fikradahaaga iyo qoraalkaaga aan ubadalaynaa buug muuqaal xirfadeed oo soo jiidasho leh oo heer sare ah!

โ€‹๐Ÿ“ฉ Nala soo xiriir: ๐Ÿ“ž 907 715 359

โ€‹

๐— ๐—ฎ ๐˜๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐˜† ๐—พ๐—ผ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ ๐—ถ๐—ป ๐—ฏ๐˜‚๐˜‚๐—ด๐—ถ๐—ถ๐˜€๐—ฎ ๐˜†๐—ฒ๐—ฒ๐˜€๐—ต๐—ผ ๐—ท๐—ฒ๐—น๐—ฑ๐—ถ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ป๐—ฎ๐—พ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ ๐—ธ๐—ฎ ๐˜๐˜‚๐—ฟ๐—ท๐˜‚๐—บ๐—ฎ๐˜†๐—ฎ ๐—บ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ป๐˜‚๐˜…๐˜‚๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฏ๐˜‚๐˜‚๐—ด๐—ด๐—ฎ? ๐—›๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎโ€‹ W๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ธ๐˜‚๐˜‚ ๐—ฑ๐—ถ๐˜†...
08/08/2026

๐— ๐—ฎ ๐˜๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐˜† ๐—พ๐—ผ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ ๐—ถ๐—ป ๐—ฏ๐˜‚๐˜‚๐—ด๐—ถ๐—ถ๐˜€๐—ฎ ๐˜†๐—ฒ๐—ฒ๐˜€๐—ต๐—ผ ๐—ท๐—ฒ๐—น๐—ฑ๐—ถ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ป๐—ฎ๐—พ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ ๐—ธ๐—ฎ ๐˜๐˜‚๐—ฟ๐—ท๐˜‚๐—บ๐—ฎ๐˜†๐—ฎ ๐—บ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ป๐˜‚๐˜…๐˜‚๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฏ๐˜‚๐˜‚๐—ด๐—ด๐—ฎ?

๐—›๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎโ€‹ W๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ธ๐˜‚๐˜‚ ๐—ฑ๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜† ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฒ๐—ฒ๐—ด ๐˜๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐˜€๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—น๐—ฒ๐—ต ๐—ผ๐—ผ ๐—ฎ๐˜† ๐—ธ๐˜‚ ๐—ฑ๐—ต๐—ฒ๐—ฒ๐—ต๐—ฎ๐—ป ๐˜๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐˜† ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ณ๐—ฎ๐—ฑ, ๐—ต๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฏ๐˜‚๐˜‚๐—ฟ, ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—พ๐—ถ๐—ถ๐—บ๐—ผ ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ๐—พ๐˜‚๐˜‚๐—น ๐—ฎ๐—ต.

๐—ก๐—ฎ๐—น๐—ฎ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—ผ๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐—ด ๐—ฏ๐˜‚๐˜‚๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ท๐—ถ๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ผ ๐—น๐—ฒ๐—ต!

๐—ก๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—ฟ๐—ผ:
โ€‹โœ”๏ธ ๐—ง๐—ฎ๐˜†๐—ผ
โœ”๏ธ ๐—ซ๐—ถ๐—ฟ๐—ณ๐—ฎ๐—ฑ
โœ”๏ธ ๐—›๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฏ๐˜‚๐˜‚๐—ฟ
โœ”๏ธ ๐—ค๐—ถ๐—ถ๐—บ๐—ผ ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ๐—พ๐˜‚๐˜‚๐—น ๐—ฎ๐—ต
โœ”๏ธ ๐——๐—ฒ๐—ด๐—ฑ๐—ฒ๐—ด๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—บ๐—ผ

โ€‹๐Ÿ“ž ๐—ก๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—น๐—ฎ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ:
โ€‹๐—ช๐—ต๐—ฎ๐˜๐˜€๐—”๐—ฝ๐—ฝ 907 715 359

Address

Bosaso

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jeldi Buug posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share